Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Xog Dheeraad Ah Oo Laga Helay Qaraxyada Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xog Dheeraad Ah Oo Laga Helay Qaraxyada Muqdisho.

June 15, 2019

Faah faahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa qaraxyo waaweyn oo maanta ruxay magaalada Muqdisho kuwaas oo lala beegsaday laba koontarool oo xasaasi ah lagana ilaaliyo xarumaha ugu muhiimsan ee aadka u ilaaliso Dowladda Federaalka.

Xarakada Al-Shabaab oo sheegatay mas’uuliyada qaraxyadan ayaa tilmaantay in ay weeraradan qeyb ka yihiin silsilado weeraro ah oo beegsanaya koontaroollada xasaasiga ah ee magaalada Muqdisho islamarkaana la doonayo in lagu naafeeyo hay’adaha amniga ee DF islamarkaana lagu wiiqo awood u leeyihiin in ay difaacaan xarumahooda.

Qaraxa ugu xooggan ee geystay khasaaraha ugu badan ayaa lagu beegsaday koontaroolka laga ilaaliyo xarunta baarlamaanka ee DFS waxaana uu sababay khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur soo gaaray dhismayaal dowladeed.

Qaraxan ayaa gabi ahaanba burburiyey koontaroolka halka sidoo kalena ay waxyeello xooggan soo gaartay dhismayaal dowladeed oo dhowr ah oo uu ku jiro dhismaha Baarlamaanka.

Xilliga uu qaraxu ka dhacayey waxaa xarunta Baarlamaanka fadhi ku lahaa xildhibaanada DF-ka, waxaana la sheegay in ay mar qura kala firxadeen markii ay maqleen jugta qaraxa kuna soo daatay saqafka hoolkii ay fadhiyeen.

Kaamirooyinka oo si toos ah u soo tabinayey kulanka ayaa soo qabtay xaalada argagax iyo kala carar ah oo hareysay xildhibaanadii ku sugneyd hoolka, waxaana ay isku jiirayey albaabada si ay uga baxsadeen weerarka.

“Ilo wareedyo amni oo ka tirsan Mujaahidiinta ayaa noo sheegay in Qaraxan ay ku dhinteen ku dhawaad 20 ka tirsan cadowga oo u badnaa maleeshiyaatkii joogay koontaroolka halka sidoo kalena ay ku dhaawacmeen tobanaan kale oo isugu jira askar, shaqaale, iyo mas’uuliyiin dowladeed” ayaa lagu yiri war lagasii daayay idaacadda Andalus.

Daqiiqado kadib waxaa qaraxaas xigay mid kale oo aad u xooggan kaas oo lala eegtay koontarool kale oo ka mid ah baraha laga ilaaliyo garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho kaas oo isna galaaftay nolosha askar badan oo ku sugnaa goobta.

Saraakiisha ka tirsan Mujaahidiinta ayaa Idaacadda Andalus u sheegay in qaraxaas lagu dilay ugu yaraan 11 ka tirsan cadowga laguna dhaawacay tiro kalena, halka uu sidoo kale gabi ahaanba burburay koontaroolka la beegsaday.

Hay’adaha amniga ee DFS ayaa xiray inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho bandowna kusoo rogay degmooyinka gobolka Banaadir si ay u hor istaagaan weeraradda dagaalyahanada Al-Shabaab ee Muqdisho hadana sidaas oo ay tahay ilaa iyo hadda uma suuragalin inay ka hortagaan howlgalada Mujaahidiinta ee beegsanaya saldhigyadooda iyo xarumahooda aadka loo ilaaliyo.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Shan Weerar Oo Ka Dhacay Gobalka NFD+Askar Kenyaati Ah Oo Lagu Dilay.
Next: Dhageyso Qisasul Quraan Iyo Qisadii Balcamu Binu Baacuuraa.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 03-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 03-01-1448-Hijri.

June 18, 2026
Trump Oo Itoobiya Ku Eedeeyay Inay Halis Weyn Ku Hayso Shacabka Masar.
  • Allposts
  • Warar

Trump Oo Itoobiya Ku Eedeeyay Inay Halis Weyn Ku Hayso Shacabka Masar.

June 18, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada