Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Madaxweynihii Hore Masar Oo Geeriyooday.
  • Allposts
  • Warar

Madaxweynihii Hore Masar Oo Geeriyooday.

June 17, 2019

Telefeshinka rasmiga ah ee ku hadla afka xukuumadda dabadhilifka Masar ayaa ku dhawaaqay in uu geeriyooday Max’med Mursi oo mar soo noqday madaxweynaha dalka Masar balse markii dambe Inqilaab melleteriga talada looga tuuray.

Sida ay baahisay warbaahinta rasmiga ah Mursi ayaa geeriyooday kadib markii uu miir daboolmay xilli lasoo taagi lahaa maxkamad kutaal magaalada Al Qaahira isaga iyo 25 katirsan hoggaamiyaashii Ururka Ikhwaanul Muslimiin.

Xeer ilaalinta nidaamka Alsiisi ayaa sheegtay in ay soo saari doonto warbixin rasmi ah oo ku saabsan sababta keentay geerida Mursi waxaana su’aalo laweydiinayaa dhaqaatiirtii qaabilsaneed arrimihiisa caafimaadka.

Max’med Mursi oo ka mid ahaa hoggaamiyaasha ugu caansan Ururka Ikhwaanka ayaa sanaddii 2012-dii noqday madaxweynaha dalka Masar kadib markii uu ku guuleystay doorashooyinkii madaxtinimada isagoona ahaa madaxweynihii ugu horreeyay rayid ah oo ay yeelato dowladda Masar.

Sanaddii 2013 ayaa Mursi jagada looga tuuray Inqilaab Melleteri oo uu hoggaaminayay Cabdi Fataax Alsiisi kadibna wuxuu xasuuq aan kala sooc laheyn ugeystay taageerayaashii iyo xubnihii Ururka Ikhwaanul Muslimiin.

Sanadii 1951 ayuu Mursi ku dhashay degmada Alcadwah ee muxaafadada Alsharqiyah ee dalka Masar todobaatameeyadii ayuu ku biiray Ururka Ikhwaanul Muslimiin oo xilligaas caan ku ahaa in uu ku kacdoomo maamulkii Jamaal Cabdi Naasir.

Mursi oo 68 sana jir ahaa ayaa muddo 6 sanadood xiriir ah wuxuu tacadiyo kula kulmayay xabsi ammaankiisa si aad ah loo adkeeyo sida ay sheegeen ehelladiisa iyo mas’uuliyiin

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Qisasul Quraan Iyo Qisadii Asxaabul Ukhduud.
Next: Maleeshiyaat Ka Wada Tirsan Maamulka Somaliland Oo Ku Dagaalamay Hargeysa.

Related Stories

Trump Oo Iiraan Ugu Baaqay Inay Isdhiibto Iyo Tehran Oo Tallaabo Millatari Ku Goodisay.
  • Allposts
  • Warar

Trump Oo Iiraan Ugu Baaqay Inay Isdhiibto Iyo Tehran Oo Tallaabo Millatari Ku Goodisay.

April 30, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 13-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 13-11-1447-Hijri.

April 30, 2026
Deni Oo Digniin Culus U Diray Askar Iyo Siyaasiyiin Uu Ku Eedeeyay In Ay Soo Abaabushay Villa Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Deni Oo Digniin Culus U Diray Askar Iyo Siyaasiyiin Uu Ku Eedeeyay In Ay Soo Abaabushay Villa Somalia.

April 30, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada