Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maraykanka Oo Sheegay In Ciidamadiisa Uu Kala Baxayo Afghaninstan.
  • Allposts
  • Warar

Maraykanka Oo Sheegay In Ciidamadiisa Uu Kala Baxayo Afghaninstan.

June 26, 2019

Wasiirka arimaha dibadda ee Maraykanka ninka lagu magacaabo Mike Pompeo oo booqasho qarsoodi ah oo aan horey loo shaacin ku tagay magaalada Kaabul ee caasimadda wadanka Afqaanistaan ayaa sheegay in dowladiisu ay diyaar u tahay iney gebi ahanaba isaga baxdo Afganistan.

Pompeo ayaa kulamo kala duwan oo saacado qaatay la yeeshey madaxweynaha maamulka taagta daran ee Kaabul Ashraf Qani iyo saraakiisha ciidamada Maraykanka ee Afqaanistaan, wuxuuna shaaca ka qaaday in ciidamadooda sida ugu dhaqsiyaha badan ugala baxayaan wadanka Afqaanistaan.

“Waxaan si cad ugu sheegnay xarakada Dhaalibaan in ciidamadeena aan sida ugu dhaqsiyaha badan uga saareyno wadanka Afqaanistaan, balse waqtiga rasmiga ah ee aan baxeyno uma sheegin” ayuu yiri wasiirka arimaha dibadda Maraykanka Mike Pompeo.

Sanadkii 2001-dii, ayay dowladda Maraykanka ku duushey wadanka Afqaanistaan, iyadoo ku mar marsiyooneysa iney soo qabaneyso rag mujaahidiin ah oo ay sheegtay iney halis ku yihiin amnigeeda.

Inkastoo jeneraallada Pentagonka ay filayeen in maalmo lagu soo afjari karo Imaarada Islaamiga ee Afqaanistaan, hadana dagaalkan wuxuu noqday mid kamid ah kuwii ugu dheeraa ee ay gasho dowaldda Maraykanka.

Wuxuu soconayaa 18 sano oo xiriir ah, kumanaan kun oo askari oo Maraykan ah ayaana la bilqay fagaarayaasha dagaalka iyagoo meyd ah, waxaana jira tiro kale oo intaas kabdan oo dhaawcyo ah, khasaaraha maaliyadeedna warkiisaba ha sheegin.

18 sano kadib, Maraykanku wuxuu ku baryootamayaa in loo ogolaado ka bixitaanka dalka Afqaanistaan, inta uu socoda insixaabkiisana aan la beegsan, balse waxaa arinkaas ka biya diidan Imaarada islaamiga ee Afqaanistaan oo sheegeysa in rasaastu ay soconeysa inta askariga ugu dambeeya ee ajanbi ah uu isaga baxo wadanka muslimka ah ee Afqaanistaan.

Reer Afqaanistaan, dabci ahaan marka looga hadlo, waxaa lagu tilmaamaa iney yihiin dad gumeysi diid ah, oo aan ka waaban iska dhicinta Shisheeye weliba oo kusoo duula, waxaana Aqoonyahannada ka faallooda arimaha caalamka Islaamka in wadankan lagu san dulleeyay awoodo waaweyn oo gumeysi ah, Maraykankuna uu halkaas mari doono.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Boosaaso.
Next: Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Degmada Buurhakabo.

Related Stories

Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.

April 23, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-11-1447 Hijri.

April 23, 2026
Cabdiraxmaan Cirro Oo Safar Ugu Baxay Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.
  • Allposts
  • Warar

Cabdiraxmaan Cirro Oo Safar Ugu Baxay Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada