Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Macallimiinta Kenya Oo Ka Cabanaya Shaqo La’aan Baahsan.(Warbixin)
  • Allposts
  • Warar

Macallimiinta Kenya Oo Ka Cabanaya Shaqo La’aan Baahsan.(Warbixin)

July 4, 2019

Baaritaan cusub oo la sameeyay ayaa lagu ogaaday in boqollaal kun oo katirsan macallimiinta wadanka Kenya ay heysato shaqo la’aan baahsan, iyadoona ay sii kordheyso xaaladda adag ee ay ku noolyihiin Macallimiintaas.

Sida ay sheegeyso diraasadan oo uu soo saaray urur ay ku mideysanyihiin macallimiinta Kenya, tirada guud ee macallimiinta shaqo la’aanta ah waxay gaarayaan 328, 324 macallin, kuwaas oo isuga jira rag iyo dumar.

Macallimiinta wax ka dhiga dugsiyada hoose iyo dhexe oo ay wax ka bartaan ardey lagu qiyaasay dhowr milyan oo ruux, ayaa tiradooda laga dhigay 38 kun oo macallin, dugsiyada sarena waxaa bariyaal ka ah qiyaastii 58 kun oo macallin, waana tiro aad u yar marka loo eego sidii hore.

Waxaa sidoo kale macallimiintu sheegayaan in wasaaradda Waxbarashada aaney kasoo jawaabin codsiyo ay u geystaan macallimiin doonaya in shaqo laga siiyo iskuullada dalka, taasina waxay ciriiri gelisay nolosha macallimiin doonayay iney noloshooda ku maareeyaan dhaqaalaha ay ka helaan iskuullada.

Afartii bilood ee lasoo dhaafay macallimiin tiradooda lagu qiyaasay kudhawaad 20 kun oo ruux ayaa wasaaradda Waxbarashada u gudbiyay rabitaankooda la xiriira iney macallimiin noqdaan, welina ma helin wax jawaab ah.

Arinta ugu weyn ee loo sababeynayo shaqo la’aanta macallimiinta ayaa ah musuq maasuqa ragaadiyay hay’ad weliba oo kamid ah dowladda Kenya, waxaana musuqa ka jiraa halka ugu sarreysa dowladda ee Uhuru Kenyatta illaa askariga ugu hooseeya.

Siyaasiyiinta Kenyaatiga ayaa dowladooda ku eedeynaya iney ka gaabisay adeegyada muhiimka u ah ee bulshada, sida waxbarashada iyo caafimaadka, taas bedelkeedana ay dhaqaale adag ku bixiso arimaha milliteriga.

Kenya, waxaa kumanaan askari ka jooga koonfurta Soomaaliya, halkaas oo sanadkii 2011-dii ay kusoo duushey, iyadoo ku andacooneysa iney ilaalineyso amniga wadankeeda, balse sida ay ku waramayaan Aqoonyahannada, Kenya kama dhaafin dagaalka Soomaaliya waxaan ka ahayn burbur iyo amni xumo ballaaran.

Inkastoo dagaalku u muuqanayo mid sii dheeraanaya, Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaabna ay ku hanjabtay iney sii wadi doonto howlgallada ka dhanka ah Kenya iyo dadkeeda, hadana maamulka Uhuru Kenyata ma hayo siyaasad uu ku maareeyo waxyaabaha ka dhashey dagaalka, taas oo sii kordhin karta culeeska dhaqaale iyo midka amni ee ay dareemayaan shacabka Kenya.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Imaarada Islaamiga Afghanistan Oo La Wareegtay Magaalo Muhiim Ah.
Next: Akhriso Magacyada Jawaasiis Lagu Dilay Fagaara Ku Yaala Jubbooyinka.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri

June 18, 2026
Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.

June 18, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada