Weerar Qorsheysan oo Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay ka fuliyeen Gudaha Magaaladan Muqdisho waxey ku dileen Sarkaal sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka.
Howlgalka Qorsheysan waxa uu sigaar ah kaga dhacay Xaafadda Siigaale oo ka tirsan Degmada Hodan ee Magaaladan Muqdisho.
Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa howlgalkan gaarka ah ku dilay Murtad Lagu Magacaabo Xaajiyow kaasi oo ahaa Kaaliyihii Gudoomiyaha Maxkamadda Dowladda Ridada ee Gobalkan Banaadir.
Dilka Sarkaalkan waxa uu kusoo aadayaa Xilli Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay sii kordhiyeen Howlgalada ay ku dilayaan Saraakiisha Dowladda Federaalka iyo Kuwa Kufaarta ee ay ka fulinayaan gudaha Magaalada Caasimadda.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.