Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose waxey xaqiijinayaan in weerar culus uu ka socda gudaha Magaaladaasi.
Weerarkan Culus ayaa ah Mid Ingimaasi ah waxeyna Katiibada Istish-haadiyiinta ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ku galeen Hoteel ku yaalada Magaaladaasi.
Weerarkan Culus ayaa lagu daahfuray Camaliyad Istish-haadiyo ah oo lagu dhuftay Albaabka hore ee Hoteelka.
Geesiyaasha Mujaahidiinta ayaa gudaha u galay Hoteelka oo ay daganyihiin Xildhibaano Saraakiil iyo Siyaasiyiin ka tirsan Murtadiinta, waxeyna Ciidamada Mujaahidiinta ka dagaalamayaan gudaha Hoteelka.
Rasaas culus ayaa ka dhaceysa gudaha Hoteelka, Iyadoo dhawaaqa rasaasta Howlgalka Hoteelkaasi ka socda si aad ah looga maqlayaa Xaafadaha kala duwan ee Magaaladaasi.
Lasoco Waxii Kusoo Kordha.
Calamada.com