Weerarka culus ee Ciidamada Ingimaasiyiinta Iyo istish-haadiyiinta ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab Shalay ku qaadeen Hoteelka Cas-caseey ee Magaalada Kismaayo ayaa galay Maalintii Labaad.
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa Wali si buuxda u maamulaya Gacan ku heynta Hoteelka, Iyadoona Ciidamada Saliibiyiinta Kenya iyo Maleeshiyaatka Murtadiinta Rasaas ka ridanayaan Banaanka hore ee Hoteelka.
Saqdii Dhexe ee Xalay ayey Ciidamada Kufaarta Iyo Maleeshiyaatka Jubbo Land iyo kuwa Dowladda Federaalka isku dayeen iney gudaha u galaan Hoteelka iyagoo dhowr jeer soo Rogaal celiyay ayaa gabi ahaan lagu jabiyay waxeyna Tababartooda kusoo Biyo shubatay iney ka dagaalamaan Banaanka hore ee Hoteelka.
Waxaa sii kordhaya Tirada Saraakiisha iyo Xubnaha kale Murtadiinta ee lagu dilay Weerarka Maalintii Labaad galay ee Ciidamada Mujaahidiinta ay ka wadaan gudaha Hoteelka Cas-caseey ee Kismaayo.
Calamada.com