Maalintii Labaad waxaa Gudaha Hoteelka Cas-caseey ee Magaalada Kismaayo ka socda Weerar culus oo Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay ku qaadeen Hoteelkaasi.
Gudaha Hoteelka waxaa daadsan Meydadka askar iyo Saraakiil ka tirsan Murtadiinta, Iyadoo Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin wali Toogasho ka wadaan gudaha Hoteelka.
Warbaahinada ayaa baahiyay in Weerarkaasi lagu dilay Saraakiil, Xildhibaano, Musharaxiin Iyo Saraakiil Caddaan ah Walow Wali Mujaahidiinta aysan Shaacin Khasaaraha Rasmiga ah ee Kufaarta iyo Murtadiinta Lagu Gaarsiiyay Weerarkan.
Ciidamada Saliibiyiinta Mareykanka ayaa kusoo biiray Dagaalada Ciidamada Kenya iyo Kuwa Jubbo land ku doonayaan iney kusoo afjaraan Weerarkan, Waxeyna Saraakiil American ah Talooyin kala duwan siinayaan Ciidamada Kenya iyo Kuwa Murtadiinta oo Saaka, Xalay ilaa iyo Shalay ku fashilmay iney gudaha u galaan Hoteelka oo ay soo gaba gabeeyaan Weerarka.
Calamada.com