Warbixin lagasii daayay idaacad islaamiga Andalus ayaa faah faahin dheeri ah ka bixinaysa qaabkii uu udhacay weerarkii Kismaayo,qaar kamid ah dagaalyahannadii weerarka fuliyay ayaa ka sheekanaya sidii ay wax udhaceen
Zubeyr oo ah dagaalyahankii hoggaaminayay weerarkii Hoteel Cascaseey ayaa sheegay in ay laayeen ciidamo katirsan maamulka Jubbaland iyo dad caddaan shisheeye ah.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Warbixinta.