Wilaayada Islaamiga Galgaduud ee waxey Magaalada Ceelbuur kusoo bandhigtay Askar ka tirsan Dowladda Federaalka kuwaasi oo isku soo dhiibay Wilaayada.
Afar askari oo xiran Dareyskoodii Ciidanka Hubkoodana wata ayaa Iyagoo Towbadkeenayaal ah isku soo dhiibay Wilaayada Islaamiga Galgadudu, Waxeyna Munaasabadii lagu soo bandhigayay ka dhacday Magaalada Ceelbuur.
Askartan Towbadkeenayaasha ah ee kasoo baxay Safka Gaalada kuna soo biiray Safka Muslimiinta ayaa ka yimid Degmada Maxaas wxeyna Muddo ka tirsanaayeen Maleeshiyaatka Murtadiinta ee Amxaarada kula sugan degmadaasi.
Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada.
Calamada.com