Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Rabshado Ay Dad Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Magaalada Hawaasa Ee Dalka Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Rabshado Ay Dad Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Magaalada Hawaasa Ee Dalka Itoobiya.

July 20, 2019

Ugu yaraan Saddex ruux ayaa dhimatay tiro kalena waa ay dhaawacmeen ka dib markii iska hor imaadyo u dhexeeya ciidamada Amaanka iyo dadka deegaanka ay ka dhaceen magaalada Hawasa ee dhacda Konfurta Dalka Itoobiya, Sida ay sheegayaan saraakiisha caafimaadka ee magaaladaasi.

Iska hor imaadyadan ayaa yimid ka dib markii kacdoon hubeysan sameeyey qabiilka la yiraahdo Sidama ee dega magaaladaas kuwaas oo doonaya inay ku dhawaaqaan maamul goboleed ay leedahay Qowmiyadooda.

Rabshado ballaaran ayaa ka dilaacay magaalada Hawasa ka dib markii ay ciidamada amaanka isku dayeen inay raafaan taageerayaasha iyo xubnaha mucaaradka ee qowmiyada Sidama balse rabshada ayaa maalma ka hor naxuusay ka dib markii uu mucaaradka dib u dhigay ku dhawaaqista maamulka cusub, ayna aqbaleen dalabaad kaga yimid xukuumada oo ku aadanaa in afti laga qaado dadweynaha muddo Shan Bilood gudahood ah.

Laakiin iska horimaadyada ayaa dib u soo laba kacleeyey ka dib markii qaar ka mid ah mucaaradka ay ku gacan seyreen talaabadaasi sida ay sheegayaan xubno ka tirsan saraakiisha Amniga.

Dadka qaar ayaa sheegaya in maamul goboleedka ay raadineyso qowmiyada Sidama ee degta magaalada Hawasa uu ka duwan yahay Sagaalka Maamul Goboleed ee hadda ka jira wadanka ee hoostaga xukuumada Federaalka ah ee ka jirta dalkaas, ayna doonayaan in maamulkooda uu ka madax banaanaado Itoobiya inteeda kale.

Marka laga hadlayo magaalada Hawaasa dhamaan dadweynaha iskuma raacin in la dib dhigo ku dhawaaqista maamulka, waxaana magaalada ka jirta xiisad kacsanaan iyadoo inta badan goobaha ganacsiga ay xiran yihiin.

Tan iyo markii uu talada dalka Itoobiya la wareegay Abey Axmad waxaa aad u sii kordhay rabshadaha, Colaadaha sokeeye iyo khilaaf hoosaadka hareeyey Qowmiyadaha dalka Itoobiya, waxaana wadanka ka taagan khalalaaso amni iyo mid siyaasadeed oo xoogan.

Ugu yaraan Sagaal Qowmiyadood oo kale ayaa la sheegay inay doonayaan inay ka go’aan Itoobiya inteeda kale ay sameystaan maamul goboleed iyaga u madax banaan, taas oo sii hurin doonta xiisadaha ka dhex ololsan Qowmiyadaha Dhexdooda

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weerar Saraakiil Badan Lagu Laayay Oo Ka Dhacay Wilaayada Qandahaar.
Next: Dagaal Ka Dhacay Deegaan Ka Tirsan Shabeelada Hoose.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri

June 18, 2026
Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.

June 18, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada