Dagaalkan waxey ciidamada Mujaahidiinta ka howlgala Wilaayada Islaamiga Shabeelada Hoose Habeenkii Xalay ku qaadeen Saldhiga Maleeshiyaatka Murtadiinta ay ka sameysteen Deegaan Hoostga Degmada Afgooye ee Wilaayadaasi.
Dagaalkan waxa uu sigaar ah kaga dhacay Deegaanka Sabiid ee Hoostaga Degmada Afgooye waxeyna Ciidamada Mujaahidiinta Si toos ah u beegsadeen Saldhiga Maleeshiyaatka Murtadiinrta ay ka sameysteen Deegaankaasi.
Dagaalkan oo muddo Socday ayaa la isku adeegsaday Hubka noocyadiisa kala duwan waxeyna Wararka aan helnay xaqiijinayaan iney jirto khasaara kala duwan oo maleeshiyaatka Murtadiinta lagu gaarsiiyay dagaalkaasi.
Dagaalkan xalay ka dhacay Deegaanka Sabiid ee Duleedka Afgooye kusoo aadayaa xilli habeen hore ciidamada Mujaahidiinta Dagaallo Saf ballaaran ah ay ku qaadeen Saldhigyada iyo Fariisimaha Kufaarta Afrikaanta iyo Maleeshiyaatka Murtadiinta ay ka kala sameysteen Degmada Qoryooley iyo Deegaanka Bariire oo ka wada tirsan Wilayada Shabeelada hoose.
Ciidamada Mujaahidiinta ka Jihaada Wilaayada Shabeelada Hoose ayaa sii kordhiyay Weerarada kala duwan ee lagu naafeynayo Kufaarta iyo Murtadiinta duulaanka ku joogta Deegaano ka tirsanWilaayada Shabeelada Hoose.