Sheekh Cabdul Casiis Abuu Muscab oo Shir Jaraa’id u qabtay Warbaahinta ayaa ka hadlay Camaliyad Istish-haadiya ah oo lala beegsaday Bar Kontrool oo laga difaaco Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, Waxa uu Sheekha xusay in Camaliyaddaasi lagu dilay 15 Isugu jirta Saraakiil iyo Maleeshiyaat ka tirsan Kooxda Ridada Somalia.
Sidoo kale Sheekh Abuu Muscab ayaa Sharaxaad ka bixiyay Weeraro Lagu dilay Askar isugu jirta Jabuutiyaan, Itoobiyaan, Kenyaati iyo Maleeshiyaatka Dowladda Ridada Federaalka kuwaasi oo ka kala dhacay Wilaayaatka Shabeelada Hoose, Hiiraan, Gedo iyo Dhulka NFD ee ay Kenya Xooga ku heysata.
Halkan Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id Ee Sheekh Abuu Muscab.
Calamada.com