Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Qaraxyo Ka Kala Dhacay Muqdisho, Kismaayo Iyo Baydhabo.
  • Allposts
  • Warar

Qaraxyo Ka Kala Dhacay Muqdisho, Kismaayo Iyo Baydhabo.

July 25, 2019

Qaraxyo is xigxigay oo khasaara lagu gaarsiiyay ciidamada shisheeyaha AMISOM ayaa maanta gelinkii dambe ka dhacay gudaha magalada Muqdisho.

Dad goob joogayaal ah ayaa warbaahinta u sheegay in laba qarax lala helay koloyo kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamada AMISOM xilli ay ku socdaalayeen xaafadda SOS ee degmada Hiliwaa gaar ahaan halka loo yaqaan S. Company.

Qaraxa koowaad ayaa si gaar ah loola beegsaday gaari Taw ah khaas ahaan kuwa saraakiisha lagu qaado , wararku waxay sheegayaan in qaraxu uu burbur xooggan gaarsiiyay gaariga waxaana dhimasho iyo dhaawac ku noqday saraakiishii la socotay.

Daqiiqado kadib markii uu qaraxa koowaad dhacay waxaa xigay qarax kale oo lala helay isla kolonyada ciidamada shisheeye, wararka ayaa intaas ku daraya in muddo saacada ah ay ciidamada laqarxiyay ku sugnaayeen halkii lagu qarxiyay iyagoo markii dambe jiitay gaarigii laga gubay.

Dhanka Kale Kolonyo ciidamo Itoobiyaan ah oo dhaq dhaqaaq ka waday deegaano dhaca duleedka Kismaayo ayaa lala eegtay qaraxyo xooggan kuwaas oo geystay khasaare kala duwan.

Qaraxyada oo gaarayay illaa labo qarax mid ka mid ah waxaa lala helay gaadiid ay wateen ciidamada Xabashida Itoobiya sida ay sheegayaan ilo wareedyo laga helay duleedka Kismaayo waxaana jira waxyeelo xoogan ayaana gaartay ciidamada labeegsaday.

Midka labaad oo daqiiqado oo kaliya ka dambeeyay qaraxii hore ayaa isna lala helay ciidamo kale oo kusoo xoomay gaariga la qarxiyay si ay u daabulaan meydadka iyo dhaawacyada sida ay xaqiijiyeen saraakiil katirsan Al Shabaab oo lahadlay Idaacadda Andalus.

Gaari Ambalaas ah iyo mid kale oo Uraal ayaa meydadka ciidamada Xabashida u qaaday dhanka Kismaayo halkaas oo ay soo caga dhigatay diyaarad kasoo duushay magaalada Baydhabo oo ah halka uu ku yaallo taliska ugu weyn ee ciidamada Itoobiya ay ku leeyihiin Soomaaliya.

Dhanka Kale Magaalada Baydhabo eeWilaayada Baay iyo Bakool waxaa ka dhacay Qarax kaasi oo lala beegsaday Kontaroolka Bakiin halkaasi oo fariisin u ah Maleeshiyaatka Maamulka Gaala raaca ee isku magacaabay Konfur Galbeed.

Inta la xaqiijiyay qaraxan ka dhacay Magaalada Baydhabo waxaa ku dhaawacmay Hal askari oo ka tirsan Maleeshiyaatka Murtadiinta kaasi oo la sheegay iney Xaaladiisa Liidato.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Habeenimo Ee Andalus.
Next: Shabaabul Mujaahidiin Oo Shaaciyay Nuuca Uu Ahaa Howlgalkii Ka Dhacay Xarunta Maamulka Gobalka Banaadir.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri

June 18, 2026
Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.

June 18, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada