Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weeraro Kala Duwan Oo Ka Dhacay Dalka Yemen.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Kala Duwan Oo Ka Dhacay Dalka Yemen.

August 3, 2019

Saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Mujaahidiinta Ansaaru Shareeca waxay qaadeen weeraro ballaaran oo gallaaftay nolosha askar badan oo katirsan malleeshiyaadka daacadda u ah Imaaraadka ee Xizaamul amniga.

Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Mujaahidiinta ayaa weeraray saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada Xizaamul amniga, kaas oo ku yaala mandiqadda Al-maxfad ee gobolka Abyan, ee koonfurta wadanka Yemen.

War qoraal ah oo ay Ansaaru Shareeca ku baahisay baraha Internetka waxay ku sheegtay in weerarkaas ay ugu suurta gashey iney gebi ahaanba kula wareegto saldhiga, halkaasna ay kusoo furato qanaa’im kala gedisan.

Ugu yaraan labo gaari oo midi uu yahay cabdi bile iyo Mooto ayaa lagu gubay dagaalka, waxaana lagu soo qaatay gaari Cabdi bile ah iyo saanado kale oo kala duwan, iyadoona ciidankii saldhiga joogay goobta lagu gumaaday.

Dhanka ciidamada Mujaahidiinta Ansaaru Shareeca waxaa warka lagu sheegay inaaney jirin wax gaaray, iyagoo bad qabana ay goobta kasoo insixaabeen.

Ciidamo gurmad u ahaa kuwa lagu weeraray Al-maxfad ayaa iyagana waxaa qaraxyo miino lagula eegtay deegaan lagu magacaabo Muudiyah.

Mid kamid ah gawaaridii ay saarnaayeen malleeshiyaadka ayaaa ku gubtay qaraxa lala helay, waxaana goobta ka dhashey waxyeello isuga jirta dhimasho iyo dhaawac oo gaartay askartii gurmadka ahaa.

Maalmihii lasoo dhaafay, waxay Mujaahidiinta Ansaaru Shareeca sii kordhiyeen weerarada ay ku beegsanayaan Xuuthiyiinta iyo malleeshiyaadka daacadda u ah Imaaraadka ee Xizaamul amniga.

Koonfurta Yaman ayaa masrax u ah howlgallada Jihaadiga ah ee ay fulinayaan faraca Al-Qaacida ee wadanka Yemen oo lagu magacaabo Ansaaru Shareeca, waxaana dagaalkooda oo in muda ah socda uu marba gala marxalad, iyagoo hadda wada dagaallo jabhadeyn ah oo lagu dhiig bixinayo jihooyinka kala duwan ee ku lugta leh duulaanka dalka Yemen.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.
Next: Akhriso Waali Gobal Oo Duqeyn Ku Shihiiday.

Related Stories

Maleeshiyo Hubeysan Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Degmada Marka.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyo Hubeysan Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Degmada Marka.

August 24, 2026
Howlgal Sarkaal Ciidan Lagu Dhaawacay Oo Ka Dhacay Beledweyne.
  • Allposts
  • Warar

Howlgal Sarkaal Ciidan Lagu Dhaawacay Oo Ka Dhacay Beledweyne.

August 24, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -11-Rabiicul-awal-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -11-Rabiicul-awal-1448-Hijri.

August 24, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada