Howlgal qrosheysan Ayeey Mujaahidiinta Habeenkii Xalay ka fuliyeen Mid ka mid ah Deegaanada Hoostaga Degmada Mahadaay ee Wilaayada Shabeelada Dhexe.
Howlgalkan qorsheysna waxey ciidamada Mujaahidiinta si gaar ah kaga fuliyeen Deegaanka Ceelbaraf oo ka mid ah Deegaanada hoostaga degmada Mahadaay ee Wilaayada Shabeelada Dhexe.
Mujaahidiinta ayaa doonayay in howlgalkan qorsheysan ku dilaan askari ka tirsan Maleeshiyaatka Murtadiinta ee Kufaarta Burundi kula sugan gudaha degaankaasi balse askariga ayaa si dirqi kaga badbaaday dilka kadib markii uu cararay islamarkaana gudaha u galay saldhiga ciidamada Kufaarta Afrikaanta ee deegaankaasi.
Ciidamada Mujaahdiiinta ayaa gacanta ku dhigay oo soo Ganiimeystay Qori iyo Boosh uu ku hubeysnaay Askarigaasi.
Calamada.com