Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Xog Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Khasaaraha Weerarkii Awdheegle.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xog Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Khasaaraha Weerarkii Awdheegle.

August 15, 2019

Labo Camaliyadood oo istish-haadi ah ayaa lagu weeraray saldhigga maleeshiyaatka Murtadiinta ee deegaanka Awdheegle ee wilaayada Sh/hoose, kuwaas oo geystay khasaare baaxadleh oo soo gaaray Murtadiinta sida ay noo xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Mujaahidiinta.

Camaliyaatkan oo ahaa kuwoo is xigxigay ayaa mid ka mid ah waxaa lagu beegsaday ilinka hore ee xerada, halkaas oo ay joogeen koox maleeshiyaat ah oo ka mid ahaa ilaalada xerada.

Camaliyadaas oo uu fuliyey geesi kaxeynayey gaari miineysan ayaa Allaah fadligii geystay khasaare xoogan, laguna laayey maleeshiyaatkii waardiyaha ka hayey xerada.

Weerarkaas ka dib, Mujaahid kale oo hogaaminayey gaari miineysan ayaa isna xoog ku jiiray goobta uu qaraxu ka dhacay, islamarkaana gudaha u galay xerada, kaas oo Camaliyad Istish-haadi ah ka fuliyey gudaha xerada, islamarkaana laayey cadow fara badan.

Saraakiisha Mujaahidiinta ayaa noo sheegay in wax ka badan 50 askari oo ka tirsan Murtadiinta lagu dilay camaliyaatkaas laguna dhaawacay 70 kale.

Maleeshiyaatka dhaawacmay ayaa waxaa lagu soo daabulay diyaarad Hilicopter ah taas oo la sheegay ku dhawaad 3 mar iyadoo soo qaatay dhaawacyada liita.

Warar xog ogaal ah oo aan helnay ayaa sheegaya in 40 ka mid ah dhaawacyadu ay yihiin kuwo halis ah, islamarkaana hadda lagula tacaalayo magaalada Muqdisho.

Dadka dhintay waxaa ka jira saraakiil dhowr ah oo uu ka mid ahaa taliyihii heystay xerada oo la sheegay inuu ahaa sarkaal laba xidigle ah, halka sidoo kalena ay jiraan saraakiil dhowr ah oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday camaliyaatkaasi.

Marka laga soo tago khasaara nafeed, waxaa xerada ku burburay gawaari fara badan iyo agab military oo kala duwan.

Sida aan xogta ku helayno ugu yaraan 8 gaari oo shan ka mid ah ay ahaayeen kuwo gaashaaman ayaa lagu burburiyey camaliyada ka dhacday gudaha, islamarkaana ay waxyeelo kala duwan soo gaartay gaadiid kale oo dhowr ah.

Howlgaladan ayaa qeyb ka ah weeraro isdabajoog ah oo dhowrkii todobaad ee la soo dhaafay ay Mujaahidiintu ka wadeen Awdheegle iyo deegaanada ku xeeran kuwaas oo lagu caabinayey dhaq-dhaqaaqyo arbushaad ah oo uu cadowgu ka sameynayey deegaanadaasi.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: 50 Askari oo ku dhimatay Weeraradii ka dhacay degmada Awdheegle.
Next: Dilal Iyo Qaraxyo Ka Kala Dhacay Muqdisho Iyo Afgooye.

Related Stories

Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.

April 23, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-11-1447 Hijri.

April 23, 2026
Cabdiraxmaan Cirro Oo Safar Ugu Baxay Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.
  • Allposts
  • Warar

Cabdiraxmaan Cirro Oo Safar Ugu Baxay Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada