Qarax culus ayaa lala beegsaday Gaari Gaashaaman oo ay la socdeen Ciidamada Shisheeye kaasi oo ka dhacay qeybo ka mid ah Wilaayada Shabeelada dhexe ee Konfurta Dalka Somalia.
Qaraxa waxa uu sigaar ah kaga dhacay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar, Waxa uu qaraxa haleelay Gaari Taw ah oo ay garab socdeen askarta Kufaarta Burundi.
Waxyeelo xoogan ayaa gaariga Taw-ga ah soo gaartay sidoo kale waxaa qaraxa dhimasho iyo dhaawac ku noqday tiro askar ah oo Kufaarta Afrikaanta ah.
Qaraxan ayaa kusoo aadaya xlii Saacadihii lasoo dhaafay Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin gudaha Degmada Jowhar ay ku dileen Sarkaal Murtad Hal Xidigle ah kaasi oo ay sidoo kale ka Ganiimeysteen Qorigii uu ku hubeysnaay.
Calamada.com