Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Barakac Ka Bilowday Degmada Dhuusa Mareeb Iyo Dagaal Laga Cabsi Qabo.
  • Allposts
  • Warar

Barakac Ka Bilowday Degmada Dhuusa Mareeb Iyo Dagaal Laga Cabsi Qabo.

August 29, 2019

Waxaa cirka iskusii shareeraya xiisadihii colaadeed ee maalmahan ka jiray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud.

Saacado kadib markii hoggaanka Kooxaha hubeysan ee Suufida uu iclaamiyay dagaal ka dhan ah dowladda Federaalka Soomaaliya ayay colaad hubeysan ka bilaabatay Dhuusamareeb.

Wararka ka imaanaya Galgaduud ayaa sheegaya in dibad baxyo iskasoo hor jeeda ay maanta ka dhaceen fagaarayaasha waaweyn ee magaaladaasi, boqolaal qof oo taageeysan Suufida ayaa isugusoo baxay waddooyinka magaalada waxayna ku dhawaaqayeen Erayo ka dhan ah dowladda.

Dad goob joogayaal ah ayaa sheegay in taageerayaasha Suufida ay aad uga badnaayeen kuwa dowladda taageersan ee iyana dibad baxyada ka dhigayay waddooyinka Dhuusamareeb waxaana arrintaas loo sababaynayaa maamulka magaalada oo wali gacanta ugu jira kooxda Macalin Maxamuud.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in maleeshiyaadka Suufida ay qoryaha daba jeexa loo yaqaan ay dul saareen xarumaha ay ku leeyihiin Dhuusamareeb waxaana magaalada laga dareemayaa dhaq dhaqaaqyo ciidan.

Dowladda Federaalka ayaa boqolaal askari gaysay magaalada waxaana la saadaalinayaa in haddii uu dagaal dhaco laga itaal roonaan karo kooxda suufida oo laga haysto garoonka diyaaradaha iyo waddooyinka muhiimka ah ee magaalada soo gala.

Ciidamo isugu jira boolis,Nabad sugid iyo Melleteri oo maalmihii lasoo dhaafay diyaarado lagu gaynayay xarunta gobolka Galguduud ayaa helay gaadiid iyo saanado hub ah taas oo sare usii qaadday cabsida laga qabo in ay dagaallo dhacaan.

Qaar kamid ah qoysaskii deganaa magaalada Dhuusamareeb ayaa durbadiiba bilaabay in ay isaga barakacaan guryahooda kadib markii ay xiisadaha colaadeed bilaawdeen, barakacayaasha ayaa ubaqoolay dhanka deegaannada Mareer Guur iyo Guriceel.

Wasiirka arrimaha gudaha DF-ka ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay ku sheegay in aysan ka bixin heshiiskii ay lagaleen kooxda suufida, Afhayeen u hadlay maleeshiyaadka Macallin Maxamuud ayaa isna ugu baaqay shacabka magaalada Dhuusamareeb in ay galaan heegan si ay isaga difaacaan wax uu ugu yeeray soo duulayaasha.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Faahfaahin Laga Helayo Dagaallo Ka Kala Dhacay Duleedyada Jowhar Iyo Buulo Burte.
Next: Weeraro Lala Beegsaday Saraakiil Oo Ka Kala Dhacay Banaadir Iyo Hiiraan.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri

June 18, 2026
Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.

June 18, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada