Maanata oo Sabti ah waa 01-01-1441 Hijri waxaa Muslimiinta Caalamka u bilowday Sanad Cusub kaasi oo ah Sanadka 1441 Hijriyada Islaamka, Waxeyna Maanta tahay Kowda Bisha Muxaram Sanadka 1440h.
Allaah Scw waxeynu weydiisaneynaa inuu naga Aqbalo Acmaashii wanaagsaneed ee aan soo sameynay Sanadka dhamaaday ee 1440 Hijri, Nagana Caafiyo Waxii Dunuub ahaa ee naga dhacay Sanadkaas.
Sidoo kale Allaah Swc waxaan weydiisaneynaa in guud ahaan Muslimiinta Caalamka ka dulqaado dhibaato walbo oo heysato, Burburiyana Dowladaha Gaalada iyo kuwa Gaala raacyada ah ee dhibaatada xoogan ku haya Muslimiinta.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.