Weeraro isugu jira Qarax iyo Dagaal waxey Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ka kala fuliyeen Wilaayaatka Shabeelada Hoose Iyo Baay iyo Bakool oo wada dhaca Konfurta Dalka Somalia.
Weerarka hore oo Dagaal toos ah waxey Ciidamada Mujaahidiinta ku qaadeen Saldhig Maleeshiyaatka Murtadiinta ay ka sameysteen Degmada Qoryooley ee Wilaayada Shabeelada Hoose , Waxaa halkaasi ka dhacay dagaal culus.
Inta la xaqiijiyay Ciidamada Mujaahidiinta waxey Dagaalkan ku dileen Hal askari oo ka tirsan Maleeshiyaatka Murtadiinta kaasi oo magaciisa lagu soo gaabiyay Aayow Jiis.
Dhanka Magaalada Baydhabo waxey Ciidamada Mujaahidiinta Qarax la beegsadeen Goob ay ku qaliyeen Maleeshiyaatka Murtadiinta Maamulka Ashahaado la dirirka isku magacaabay Konfur Galbeed, Waxaa Qaraxaasi lagu dilay Hal Askari oo Murtad ah.
Calamada.com