Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ku Dhawaad Labo Boqol Askar Ah Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqotay Camaliyad Istish-haadiyo Ah.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad Labo Boqol Askar Ah Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqotay Camaliyad Istish-haadiyo Ah.

September 12, 2019

Wararka ka imaanaya Magaalada Caasimadda u ah dalka Afghanistan ee Kaabul waxey sheegayaan in Gudaha Magaaladaasi uu ka dhacay Weerar Culus oo loo adeegsaday Camaliyad Istish haadiyo ah.

Camaliyaddan istish haadiyada ah waxaa lala beegsaday Xarun Magaalada Kaabul ay ka sameysteen Maleeshiyaatka Kumandooska ee sida gaarka ah ay u tababaratay Dowladda Saliibiyadda Mareykanka.

Camaliyaddan istish-haadiyada ah waxaa fuliyay Mujaahid Al-istish-haadi Al-mullah Axmed oo deegaan ahaan kasoo jeeda Wilaayada Meydan Work ee Bartamaha Dalka Afghanistan, Mujaahidkaasi ayaa Gaari Waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyay oo uu ka xeynayay Bartamaha kala galay Xaruntaasi Ciidan.

Bayaan Rasmi ah oo kasoo baxay Imaarada Islaamiga Afghanistan kuna saxiixanyahay Afhayeenka Imaarada Sheekh Dabiixullaahi Mujaahid ayey Imaaradu ku xaqiijisay in Camaliyaddan ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen Ku Dhawaad Labo Boqol oo isku jirta Saraakiil iyo askar ka tirsan Ciidamada Kumandooska ee Xukuumadda Daba dhilifka Kaabul.

Sidoo kale Bayaanka ayaa lagu xaqiijiyay in Mujaahidka Istish-haadiga ah ee fuliyay weerarkan barakeysan uu in muddo ah qaab Amni ugu dhex jiray Safka Maleeshiyaatka Kumandooska waxa uuna si gaar ah uga howlgalayay Xarunta uu Maanta Camaliyadda Istish-haadiyada ah uu ku galay islamarkaana uu dhulka dhigay.

Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa intaasi ku dartay in Camaliyaddan Aargud u tahay Weeraradii ugu dambeeyay ee duqeynta ah ee Diyaaradaha Mareykanka iyo kuwa Kumandooska Ridada Kaabul ay la beegsadeen Shacabka Muslimka Reer Afghanistan.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaal Culus Oo Ka Socda Magaalada Marka.
Next: Dagaal Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 27-12-1446-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 27-12-1446-Hijri.

June 23, 2025
Saldhigyo Kuyaal Duleedka Magaalada Baydhaba Oo Saaka Cagta La Mariyay.
  • Allposts
  • Warar

Saldhigyo Kuyaal Duleedka Magaalada Baydhaba Oo Saaka Cagta La Mariyay.

June 23, 2025
Dhagayso Sh Abuu Nabhaan Oo Ka Warbixiyay Weerarkii Askarta Badan Lagu Dilay Ee Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Sh Abuu Nabhaan Oo Ka Warbixiyay Weerarkii Askarta Badan Lagu Dilay Ee Ceel-qooxle.

June 22, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 19 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 19 aad)

June 20, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 18 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 18 aad)

June 16, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 17 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 17 aad)

June 12, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 16 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 16 aad)

June 9, 2025

Sawirro

Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.

June 11, 2025
Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.

June 9, 2025
Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.

June 7, 2025
Daawo Hiiraan, Gedo, Sh/dhexe Iyo Galgaduud Oo Si Wanaagsan Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Hiiraan, Gedo, Sh/dhexe Iyo Galgaduud Oo Si Wanaagsan Looga Ciiday.

June 6, 2025
Sawirro: Wilaayaadka Baay, Bakool Iyo Sh/hoose Oo Si Heer Sare Ah looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Wilaayaadka Baay, Bakool Iyo Sh/hoose Oo Si Heer Sare Ah looga Ciiday.

June 6, 2025
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe Iyo Jubbada Hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe Iyo Jubbada Hoose.

June 6, 2025
Daawo Sawirrada Diyaaraddii Mujaahidiintu Kusoo Rideen Deegaanka Xawaadley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Diyaaraddii Mujaahidiintu Kusoo Rideen Deegaanka Xawaadley.

June 3, 2025
Sawirro: Weerar Culus Oo Lagu Beegsaday Ciidanka Mali Oo Ka Dhacay Timbuktu.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Weerar Culus Oo Lagu Beegsaday Ciidanka Mali Oo Ka Dhacay Timbuktu.

June 3, 2025
Sawirro: Inka Badan 50 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Mali, Burkina-Faso & Benin.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 50 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Mali, Burkina-Faso & Benin.

May 26, 2025
61 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Moqokori+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

61 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Moqokori+Sawirro.

May 17, 2025
Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.

April 29, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Saldhiggii Iyo Garoonka Wargaadhi.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Saldhiggii Iyo Garoonka Wargaadhi.

April 24, 2025
Daawo Sawirrada: Mujaahidiinta oo Ku sugan Deegaanka Yaasooman.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada: Mujaahidiinta oo Ku sugan Deegaanka Yaasooman.

April 17, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada