Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Diyaaradaha Mareykanka Iyo Kenya Oo Dad Shacab Ah Iyo Xoolo Ku Duqeeyay Konfurta Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Diyaaradaha Mareykanka Iyo Kenya Oo Dad Shacab Ah Iyo Xoolo Ku Duqeeyay Konfurta Somalia.

October 3, 2019

Diyaaradaha Dronesta Maraykanka ayaa duqeymo aan loo meel dayin waxay maalmihii lasoo dhaafay ka geysanayeen deegaannada u dhow saldhiga garoonka Ballidoogle oo ah taliska ugu weyn ee ciidamada Maraykanku ku leeyihiin Soomaaliya.

Diyaaradaha ayaa duqeynaya dadka xoola dhaqatada ah ee ku dhaqan tuulooyinka u dhow Ballidoogle, waxaana dhacay duqeymo dhaliyay khasaare isuga jira dhimasho iyo dhaawac.

Marka laga soo tago khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca, waxay duqeymahan dhaliyeen iney kala lumaan waalidiin iyo caruurtooda, maadaama dadka reer baadiyuhu aaney dhegahooda ku badneyn duqeymaha waaweyn, ayna aad uga cabsadaan.

Maraykanka ayaa aad uga xanaaqsan weerarkii cuslaa ee dhawaan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku qaaday saldhiga Ballidoogle, halkaas oo ay ku dishey 121 askari oo Maraykan ah, 12 Yahuud ah iyo 40 qandaraaslayaal ah oo u shaqeynayay ciidamada Maraykanka.

Dhanka Kale wararka ka imaanaya xuduud beenaadka ay wadaagaan Kenya iyo Soomaaliya ayaa sheegaya in diyaarado dagaal oo ay leeyihiin Melleeteriga Kenya ay xalay fiidkii duqeeyeen baadiyaha deegaanka Hoosingoow.

Duqeynta ayaa ka dhacday deegaan lagu magacaabo (Gurur) oo ay deganyihiin dadka xoolaha dhaqtada ah gaar ahaan kuwa loo yaqaan Lo’layda ee Lo’da dhaqda.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in 2 qof ay isla goobta ku dhinteen halka hal qof kale uu dhaawac soo gaaray, wararka ayaa intaas ku daraya in 12 neef oo Lo’ ah ay goobta ku bakhtiyeen halka 50 kale ay waxyeello gaartay.

Qof ka badbaaday duqeynta ayaa warbaahinta u sheegay in 4 gantaal ay ku dhaceen tuulada Gurur islamarkaana ay dhulka howdka ah ufirxadeen boqolaal neef oo Lo’ ah.

Habeen hore ayay aheyd markii sidaan oo kale ciidamada Kenya ay duqeyn uga geysteen deegaanka Welmaaroow oo hoos taga degmada Afmadoow ee isla gobolka Jubbada Hoose, dowladda Kenya ayaa xasuuqa ku haysa shacabka Soomaaliyeed ee deggan Jubbooyinka iyo Gedo.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Faahfaahin Laga Helayo Qaraxyo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.
Next: Akhriso Bayaan Kasoo Baxay Maktabka Iclaamka Shabaabul Mujaahidiin.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri

June 18, 2026
Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.

June 18, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada