Mu’assasada Al-malaaxim Garabka Warbaahineed ee Mujaahidiinta Al-qaacidah Faraca Dhulka Jaziiradda Carabta ayaa Baahisay Kalimad Muhiim Ah.
Kalimaddan oo la dhageysan karo Muddo Toban Daqiiqo ah waxaa Jeedinaya Sheekha Waalidka Mujaahidka Ah ee Khubeyb As-suudaani Allaah ha dhowra, Waxa uu Sheekha Kalimadan si aad ah ugu bogaadiyay Weerarkii sida Ba’an loogu xasuuqay Saliibiyiinta Mareykanka ee ka dhacay Saldhiga Garoonka Bilidoogle ee Wilaayada Shabeelada Hoose.
Idaacadda Islaamiga Andalus ayaa Luqadda Somaliga ku tarjumtay Kalimadda Sheekh Khubeyb As-suudaani.
Halkan Ka Dhageyso Kalimadda Oo Tarjuman.
Calamada.com