Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • R/Wasaaraha Itoobiya Oo Si Kulul Uga Hadlay Dibad Baxyada Isaga Ka Dhanka Ah.
  • Allposts
  • Warar

R/Wasaaraha Itoobiya Oo Si Kulul Uga Hadlay Dibad Baxyada Isaga Ka Dhanka Ah.

October 28, 2019

Abey Axmed, ra’iisul wasaaraha wadanka Itoobiya oo markii ugu horeysay ka hadlay dibad baxyadii maalmihii lasoo dhaafay ka dhacay wadanka, islamarkaana looga soo horjeeday maamulkiisa ayaa shaaca ka qaaday in gacanta lagu soo dhigi doono dadkii soo abaabuley dibad baxyadaas.

Abey Axmed ayaa war uu soo saaray wuxuu sheegay in dibadbaxyadii Arbacadii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada caasimadda ah ee Adis Ababa iyo guud ahaan gobolka Oromada ay dhaliyeen dhimashada 67 ruux.

“Qalalaasaha aan wajahney waxay noqon doonaan kuwa sii soo socda oo adkaada, haddii aaney Itoobiyaanku midoobin oo aaney noqon hal saf” ayuu ku yiri Abey Axmed war saxaafadeed kasoo baxay xafiiskiisa.

Wuxuu intaa ku daray in gacanta lagu soo dhigi doono, maxkamadna lasoo taagi doono dadkii soo abaabuley kacdoonnada dhaliyay khasaaraha tirada badan, taas oo uu dabcan kala jeedo Jawar Mohammed oo kamid ah mucaaradka ugu awooda badan.

“Waxaan ka shaqeyn doonnaa sidaan sharciga iyo cadalaadda ula tiigsan lahayn dadkii soo abaabulay dibadbaxyadaas” ayuu yiri Abey Axmed ra’iisul wasaaraha Itoobiya.

Banaanbaxyada todobaadkii hore ka dhacay wadanka Itoobiya ayaa yimid kadib markii Jawar Maxamed oo ah mucaarad kasoo jeeda qowmiyadda Oromada uu baraha uu ku leeyahay Internetka kusoo qoray in Police-ku ay qorsheynayaan iney ku xadgudbaan.

Hadalkaas kadib ayaa waxaa laamiyada iyo wadooyinka waaweyn isugu soo baxay dad aad u careysan oo kamid ah taageeriyaashiisa, kuwaas oo wajahay weeraro uga yimid ciidamada Amaanka.

Sida uu sheegay taliyaha Police-ka gobolka Oromada ay degto oo ay ku jirto magaalada caasimadda ah ee Adis Ababa ayaa shaaca ka qaaday iney dhinteen 67 ruux, sidoo kalena ay dhaawacmeen inkabadan 200 oo ruux.

Dadka ugu badan waxaa si bareer ah u toogtay ciidamada Amaanka Itoobiya, balse wuxuu taliyaha Police-ka gobolka Oromada uu sheegay in dadka qaar ay ku dhinteen iska hor imaad dhexmaray taageeriyaasha Ra’iisul wasaaraha iyo Jawar Maxamed.

Banaanbaxyadan waaweyn ee gacan ka hadalka wata, islamarkaana ka dhaca wadanka Itoobiya ayaa markale banaanka soo dhigaya mucaaradada xoogan ee uu wajahaya ra’iisul wasaaraha wadankaas ninka lagu magacaabo Abey Axmed.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dibad Baxyo Ka Dhan Ah Dowladda Federaalka Oo Maalintii Labaad Muqdisho Ka Dhacay.
Next: Faahfaahin Laga Helayo Doon Ku Degtay Wabiga Shabeelle.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Tartan Aqooneedka Andalus {Xalqada 15-aad}.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Tartan Aqooneedka Andalus {Xalqada 15-aad}.

March 5, 2026
Baarlamaanka Daaquudka Ah Oo Ansixiyay Dastuur Cusub Oo Mucaaradku Diidanyihiin.
  • Allposts
  • Warar

Baarlamaanka Daaquudka Ah Oo Ansixiyay Dastuur Cusub Oo Mucaaradku Diidanyihiin.

March 5, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 16-09-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 16-09-1447-Hijri.

March 5, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada