Khasaara dhimasho iyo dhaawac ah ayaa askarta Mareykanka kasoo gaaray weerar dhabba gal ah oo Saacadihii lasoo dhaafay loogu dhigay Bartamaha dalka Afghanistan.
Kolanyada Saliibiyiinta Mareykanka ee Kamiinka loo dhigay ayaa ku socdaalayay deegaan ka tirsan Wilaayada Lowjar ee dhacda Bartamaha Dalkaasi.
Ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa weerarkan dhabba galka ah u dhigay Saliibiyiinta Mareykanka waxaa jirta khasaara kala duwan American-ka lagu gaarsiiyay Kamiinkaasi.
Warbaahinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa baahisay in weerarkaasi dhabba galka ah lagu dilay Labo askari oo American ah laguna dhaawacay Saddex askari oo isla Saliibiyiinta Mareykanka ah.
Weerarkan dhabba galka ah ayaa kusoo aadaya xilli dhiig bax xoogan uu ku socda askarta Saliibiyiinta Mareykanka ee duulaanka ku joogta Dalka Afghanistan.
Calamada.com