Wilaayada Islaamiga Gedo ayaa soo bandhigtay Saraakiil ka tirsan dowladda federaalka kuwaasi oo iyagoo Towbadkeenayaal ah isku soo dhiibay WI Gedo.
Munaasabad ballaaran oo ka dhacday degmada Ceel-cadde ayaa Towxiidka loogu qabtay saraakiisha kasoo baxay safka Kufaarta iyo Murtadiinta kuna soo biiray safka Muslimiinta.
Saraakiishan oo tiradooda gaareysa ilaa Afar sarkaal ayaa ka wada tirsanaa maamulka Ridada ugu magacaaban degmada Beledxaawo ee gobalka Gedo.
Halkan Hoose Ka Akhriso Magacyada Saraakiisha.
1-Xuseen Jirbiil Ibraahim.
2-Xuseen Sahal Aadam.
3-Cabdi Wali Iftiin Barow.
4-Muxamed Khaliif Xasan.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Warbixinta.
Halkan Ka Booqo Pag-ka Calamada Ee Telegram-ka.
Calamada.com