Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey howlgal qorsheysan ka fuliyeen wadada isku xirta magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye.
Weerar dhabbagal ah ayey ciidamada Mujaahidiinta u dhigeen kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen maleeshiyaatka dowladda Ridada Federaalka.
Kamiinkan oo ka dhacay inta u dhaxaysa deegaanada Calamada iyo Xaawa Cabdi ayaa sababay khasaara dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaartay kolanyada Murtadiinta ee Kamiinka loo dhigay.
Inta la xaqiijiyay weerarkan dhabba galka ah waxey ciidamada Mujaahidiinta ku dileen Afar askari waxeyna ku dhaawaceen hal askari kuwaasi oo gabi ahaantooda ah maleeshiyaatka Murtadiinta ee Kamiinka loo dhigay.
Calamada.com