Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey howlgal gaar ah ka fuliyeen gudaha Magaalada Kismaayo ee Wilaayada Jubbooyinka.
Howlgalkan waxey ciidamada Mujaahidiinta ku beegsadeen oo ay ku dileen sarkaal ka tirsan maamulka gaala raaca Murtad Axmed Madoobe.
Sarkaalkan oo lagu magacaabi jiray Axmed Buulle waxa uu dilkiisa sigaar ah kaga dhacay xaafadda Fiya Afmadow oo ka tirsan xaafadaha magaalada Kismaayo.
Dhanka kale maleeshiyaat ka tirsan dowladda Ridada ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday qarax lagula beegsaday gudaha degmada Qoryooley ee Wilaayada Shabeelada Hoose.
Calamada.com