Dhawaan waxaa dalka Norway oo uu dhalashadiisa heysto ra’iisul wasaare Xassan Cali Kheyre, waxaa lagu gubay Kitaabka Allaah Cazza wajalla,mana jiro wax jawaab ah oo laga bixiyay arinkaas.
Dowladda Norway ayaa soo abaabushey tallaabadan, sida dad badani sheegayaan, maadaama fagaaraha lagu gubay Kitaabka ay goobjoog ahaayeen ciidamo katirsan Police-ka wadanka.
Hadaba, Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan waxay qabatay barnaamij gaar ah oo ay diiradda ku saartay iney kusoo bandhigto tallaabooyinkii ugu muuqday ee lagu gubay Qur’aanka Kariimka, iyadoo sidoo kale barnaamijka lagu soo bandhigay jawaabta ay bixiyeen shacabka Soomaaliyeed.
Halkan ka dhagayso Barnaamij Gaar ah-Gubista Kitaabka Qur’aanka Kariimka