Idaacadda Islaamiga Andalus ayaa xalay qabatay barnaamij gaar ah oo ay ku faaqideyso hadal dhawaan kasoo yeeray siyaasiga Murtadka Gaalka ah Cabdi Kafuur Cabdi Shakuur Warsame kaas oo uu ka jeediyay xaflad uu kaga qeybgalayey dalka Jarmalka.
Hadalkan ayuu C/Raxmaan C/Shakuur ku beeniyey xadiith saxiix ah oo ka sugan Nabi Maxamad salallaahu caleyhi wasala islamarkaana ku qoran maraajicda waaweyn ee Islaamka sida Muslim iyo Bukhaari.
Barnaamijkan oo ay ka qeybgaleen qaar ka mid ah culimada Muslimiinta ayaa lagu faaqiday waxa uu yahay xadiithkan, sixadiisa, iyo weliba waxa uu noqonayo qofka beeniya xadiith ka mid ah axaadiithta ka sugan nabiga.
Mid ka mid ah Culimada oo si kulul kaga carooday waxa uu ku hadlay siyaasigan ayaa sheegay in ninkan uu mudan yahay in laga badalo magaca wanaagsan ee uu wato loona bixiyo Cabdi Kaffuur Cabdi Diinaar maadama uu yahay addoon Allaah ku kufriyay adduunyo raadin darteedna ugu gefay axaadiithta suubanaha.
Culimada ayaa sidoo kale si aad ah uga hadlaya marin habaabinta uu bulshada ku hayo ninkan, iyagoo isdul taag kooban ku sameynaya haweeneyda uu soo daliishaday ee la yiraahdo Balqiis taas oo uu ku tilmaamay in ay ahayd haweeney dimuquraadi ah sida uu hadalka u dhigay.
Halkan Hoose Ka Dhageyso.
Caaqaa nijaas Kaa
Caaqiida faasida
Caqli xumaa usiidheer
Waxse ila cajaaiba
Culumaa u suugiyo
Hubal ciidan kiisii
Cibaaraad kasoo baxay
Casriyeynta diintiyo
Gaal ciirsigiisii
Umal kii ku Caan baxay
Iyo mushrik cibaadada
Carif keeda aan garan
Misna ciidan gaalaa
Fatwo siin ku Caan baxay
Cabdikaafir weerare
Is caburiye goortii
Vilma anigu hantaataxay
Ee caayey nabigiyo
Culumada Xaq soorkaa
Ciidamada ibliiskiyo
Culumaa usuugana
Diidnay camaladoodii
Cabdi kaafir waxan niri
Iyo caamo sacabiyey
Cid durtaa manad galin
Nabigeena casri hore
Maantana casiimiyo
Cudud baanu leenahay
Gaal layska celiyiyo
Ku mujaahid caayana
Caawimaad kamaan rabo
Umal Kaa cayaayiri
Ama ciidyo boor kicin
Ciduu dagiba Teel keed
Caamina war kiis daa
Mushrigaa cirtaalayn
Asna ciidan kama rabo
Waana diinka cadaw giis
Bashir calala uusiyo
Amisom u ciidana
Caaqaa warkiisana
Kirbaan caawa leenahay
Cudud xoogleh baanahay
Dad Ilaah ciseeyiyo
Culumaanu leenahay
Cayni wada baxdooyiyo
Caalimiin rabaaniya
Casrigaan I oo kece
Cabdi kaafir iyo umal
Iyo culumo Amisom
Caraway noo gud boonoo
Kuli cadaw Ayaan nahay
Markuu caayey nabigee
Culumada duraayee
Xadiisyada cileeyee
Caamadu rigeystiyo
Calasadi u sacab tumay
Diin koodi ciidee
Calamada u wada lule
Cabdi kaafir oo dure
Ileen caamo dhaga wayn
Waa saqiir caruuroon
Cududaar lahaynoo
Shaydaan cabeeyee
Cabdi kaafir iyo Umal
Inay cayni siman yiin
Aan kuu cadeeyee
Cishaduu shabaab galay
Cagta mariyey waste gate
Oy gaal cartiiqeen
Umal Caro lasoobood
Cadaw gii lalaayana
Waatuu dhiig ku caawiyey
Canaan kulula jeediyey
Calalada u wada lulay
Culumaa usuugiyo
Caamaday rigays teen
Taasu caadi weeyee
Faransiiski Cay tamay
Goortay cartiiqeen
Geesiyaal caraysani
Caruur iyo dhalaan iyo
Ciyaalnimo kusheeg Umal
Geesiyadi cakiray duni
Ee cadawga jaray
Caradaa ragii qabay
Umal ceebti badanee
Inuu laba codlayntiyo
Caraba is duraayiyo
Cibaaraad Kan daayaa
Waa calaacal tima lehe
Yuudin roginin caamooy
Anaga nama cameeyee
Adaa Cabdi kafuuroow qalbiga caabuq Kaa galaye
Caamadad rigayn iyo kuwaa Caaway kula jooga
Caqli hadii adleedihin sharciga kama carooteene
Cay iyo afxumo Kuma shubteen culumo aw diine
Cudur laabta galay baad qabtaa caabuq iyo qoone
Nabigana cadaan Uma durteen caaqyow hadal kiise
Axaadiista Caan baxay naflaha kama carshay seene
Ciyaal suuqa hadal kiisa iyo maasuuni
Saxiixayn ciliyo Uma helaan cilal ay kee naane
Cirbad iyo kahoos Uma hayaan ceeb yar Diin teenaa
Waa khaain ilaahey ka furtay waxaana leeyahay
ilaahey U toobad keen abdi kaffuur
Wan salaamay bahda idaacada islaamiga andaluus
Ninkan halagawraco … murtad inuu yahay kii kashakiya ayaa murtad ah … waa caasho garatay warku ee waxba yaan qiil loo raadin