Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Jeneral David Mohoozi: “Al-Shabaab Waxay Leeyihiin Shabakado Sirdoon Oo Xoog Leh.
  • Allposts
  • Warar

Jeneral David Mohoozi: “Al-Shabaab Waxay Leeyihiin Shabakado Sirdoon Oo Xoog Leh.

December 8, 2019

Taliyaha ciidamada Ugandha, Jeneral David Mohoozi, oo macsalaameynayay askar ka tirsan ciidankooda oo Soomaaliya loo soo dirayo ayaa walaac ka muujiyay khibradda iyo xeeladaha milatari ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Wuxuu ku taliyay in ciidamadan ay noqdaan kuwa feejignaantoodu ay aad u sarreyso maxaa yeelay cadowga (Xarakada Shabaabul Mujaahidiin) waxay leeyihiin buu yiri’ shabakad sirdoon oo xoog leh islamarkaana si dhaw ula socda dhaqdhaqaaqyadooda oo dhan.

Taliyaha ayaa si gaar ah uga digay ciidamada Ugandha inaysan taxaddarin xilliyada fasaxa. “Ha ku dhex dhicin xaalad faneed, sababta oo ah halista weerarada ayaa ah tan ugu sarreysa xilliyada ciidaha,” ayuu yiri. Isagoo intaas ku daray, “Sidaa darteed, ha la yaabina markii laydinku soo dhoweeyo dab.”

Mar uu sidaa leeyahay wuxuu caddeynayaa in Kaniisadaha ay ku leeyihiin xeryahooda maalmaha soo socda lagu dhigayo ciida Kirismiska, isagoo askartiisana uga digaya in lasoo kadiyo iyagoo hawlahaasi ku jira.

Ciida Kirismiska waxay sameeyaan macaasi ka laba jibbaaran tii hore iyagoo ka aaminsan cibaado, wuxuuna sidaa darteed askarta kula taliyay iney ilaashadaan bad-qabkooda caafimaad maadaama cudurka Aids-ka ay qaarba qaarka kale qaadsiin karaan.

Dhiniciisa, taliyaha ciidamada dhulka, Sareeye Guud Peter Iloilo, wuxuu askarta uga digay talaabooyinka adag ee ciqaabta ah ee laga qaado askar kasta oo aan buuxin shuruucda iyo qawaaniinta ciidamada, maadaama dadka ay la tacaamulayaan ay yihiin kuwa aysan isku isir iyo isku diin ahayn.

Wuxuu sheegay in markii hore ciidamadooda loo dirayo Soomaaliya ay tababari jireen reer galbeedka hase ahaatee waayihii dambe laga goostay, taasina ay culeys ku keentay.

“99% tababarka iyo shuruudaha taageerada saadka ee tababarka ciidamadan waxaa bixisay Uganda kadib markii la-hawlgalayaasheena caalamiga ah ay yareeyeen kaalmadooda xagga tababarka oo ay u fidiyeen qaabab kale oo taageero ah,” ayuu yiri Colonel Wollimbwa.

Hogaanka AMISOM ayaa dhawaan shaaca ka qaaday ka bixitaanka 1,000 askari oo reer Burundi ah oo qeyb ka ah barnaamijka ugu horeeya ee askarta looga saarayo, si waafaqsan qaraarka Qaramada Midoobay.

Si kastaba ha noqotee, Ugaandha ayaa ciidamo usoo dirtay Soomaaliya maadaama xarumaha ugu badan iyagu ay joogaan marka la eego Muqdisho iyo meelaha u dhow-dhow, sidoo kalana bil walba ay dalkooda u dhoofiyaan meydadka qaar kamid ah ciidamadooda oo ku baxay gacanta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Uganda ayaa marar badan ku celcelisay in Qaramada Midoobay ay magdhaw ka bixiso khasaarihii aadamiga ee ka dhashay weeraradii ba’naa ee ay dagaalyahannada Shabaabul Mujaahidiin ku qaadeen saldhigyadooda militari ee waddankan.

Burundi ayaa Uganda u aragtay mid musuqmaasuq badan oo faquuqeysa ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya kana leexsanaysa deeqaha maaliyadeed ee ay kaniisadaha caalamku usoo diraan ciidanka Amisom.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Deegaanka Dag-allamo.
Next: Muxamed Cumar Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 06-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 06-11-1447-Hijri.

April 23, 2026
Shariif Sheekh Axmed Oo Si Adag U Diiday Doorasho Hal Dhinac Ah Oo Uu Qabsado Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Shariif Sheekh Axmed Oo Si Adag U Diiday Doorasho Hal Dhinac Ah Oo Uu Qabsado Gurguurte.

April 23, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -06-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -06-11-1447-Hijri

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada