Degmada Afmadow oo ka tirsan Wilaayada Jubbooyinka gaar ahaan gobalka Jubbada hoose waxaa ka dhacay dagaal culus.
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey dagaal culus ku qaadeen saldhiga maleeshiyaatka Ridada isku magacaabay Jubbo-land ay ka sameysteen degmadaasi, Waxaa halkaasi ka dhacay dagaal la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.
Dadka ku dhaqan Afmadow waxey xaqiijiyeen in dagaalkan uu sababay khasaara kala duwan oo soo gaartay maleeshiyaatka Murtad Axmed Madoobe.
Dhanka Wilaayada Shabeelada hooe waxey ciidamada Mujaahidiinta dagaallo saf ballaaran ah ku qaadeen saldhigyada ciidamada Kufaarta Afrikaanta ay ka kala samesteen deegaano ka tirsan Shabeelada hoose.
Dagaaladan waxey ciidamada Mujaahidiinta ku qaadeen saldhigyada Shisheeyaha ee deegaanada Arbacow iyo Numbar60, Waxey dagaaladan sababeen khasaara naf iyo maal ah oo soo gaartay Kufaarta Afrikaanta.
Calamada.com