Wararka ka imaanaya magaalada Gaarisa oo ka mid ah dhulka Kenya xooga kaga heysato Somalia waxey sheegayaan in duleedka magaaladaasi uu ka dhacay weerar khasaara culus dhaliyay.
Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay Tuulada Harbuul oo qiyaastii 53-KM u jirta magaalada Gaarisa, Weerarkaas oo faahfaahin laga helayo.
Inta la xaqiijiyay ciidamada Mujaahidiinta waxey weerarkaas ku dileen Sagaal ka tirsan Shaqaalaha dowladda Saliibiyadda Kenya.
Weerarkan ayaa kusoo aadaya xilli dhawaan ciidamada Mujaahidiinta howlgal ay ka fuliyeen wadada isku xirta magaalooyinka Nayroobi iyo Mandheera ay ku dileen inka badan Toban ka tirsan Saliibiyiinta Kenya.
Calamada.com