Qarax culus ayaa ka dhacay deegaan ka tirsan Wilaayada Shabeelada dhexe kaasi oo faahfaahin laga helayo.
Qaraxan waxa uu sigaar ah kaga dhacay deegaanka Xaaji Cali oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Cadalle ee Wilaayada Shabeelada dhexe kaasi oo lala beegsaday kolanyo ka tirsan maleeshiyaatka Kooxda Ridada Somalia.
Qaraxa ayaa haleelay gaari Cabdi Bile kaasi oo gabi ahaan goobta ku burburay, Sidoo kale qaraxa waxaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday maleeshiyaatkii Ridada ee lasocday gaarigaas.
Qaraxan ayaa kusoo aadaya xilli Saacadihii lasoo dhaafay askar ka tirsan Murtadiinta dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen weeraro ka kala dhacay duleedyada deegaanka Awdheegle iyo Magaalada Kismaayo oo ka kala tirsan Wilaayaatka Jubbooyinka iyo Shabeelada Hoose.
Calamada.com