Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weerar Xoogan Oo Ka Dhacay Duleedka Mandheera.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Xoogan Oo Ka Dhacay Duleedka Mandheera.

December 22, 2019

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey weerar culus ku qaadeen xero weyn oo ku taala duleedka Magaalada Mandheera oo ka mid ah dhulka Kenya xooga kaga heysato Muslimiinta Somalia.

Xeradan weerarka culus ay la beegsadeen Mujaahidiinta waxaa iska leh oo daganaa shirkad dowladda Saliibiyada Kenya u qaabilsan sameysnta xuduud beenaadyada Somalia iyo Kenya.

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa dhowr jiha ka weeraray xerada, Iyadoo dagaalka markii uu bilowday durbaba Saliibiyiinta Kenya ay bilaabeen iney xerada isaga cararaan.

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta xerada waxeyna gubeen Afar gaari Cagaf-cafyo ah iyo Matooro waxeyna sidoo kale gabi ahaan dab qabadsiiyeen guud ahaan dhismaha xeradaas.

Weerarkan culus ee ka dhacay duleedka Mandheera ayaa kusoo aadaya xilli maalmo ka hor ciidamada Mujaahidiinta howlgal ay ka fuliyeen deegaan ka tirsan gobalka Wajeer ee ku hoos jira gumeysiga Saliibiyiinta Kenya waxey kusoo qafaasheen shaqaale ka tirsan dowladda Saliibiyadda Kenya Labo gaarina waa soo qaniimeysteen.

Sidoo kale weerarkan ayaa kusoo aadaya xilli maalmo ka hor Mujaahidiinta howlgal ay ka fuliyeen Tuulada Harbuul oo qiyaastii 53 KM ujirta magaalada Gaarisa ay ku dileen ugu yaraan Sagaal katirsanaa shaqaalaha dowladda Saliibiyadda Kenya, Waxaa kan kasii horeeyay weerar ciidamada Mujaahidiinta ay ka fuliyeen wadada isku xirta magaalooyinka Nayroobi iyo Mandheera kaasi oo ay ku dileen inka badan Toban ka tirsan Saliibiyiinta Kenya kuwaasi oo ay Mujaahidiintu kala dageen gaari Bas ah oo ay la socdeen.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Culus Oo Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo.
Next: Qarax Ka Dhacay Degmada Dhuusa Mareeb.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 06-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 06-11-1447-Hijri.

April 23, 2026
Shariif Sheekh Axmed Oo Si Adag U Diiday Doorasho Hal Dhinac Ah Oo Uu Qabsado Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Shariif Sheekh Axmed Oo Si Adag U Diiday Doorasho Hal Dhinac Ah Oo Uu Qabsado Gurguurte.

April 23, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -06-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -06-11-1447-Hijri

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada