Duleedka magaalada Kismaayo ee Wilaayada Jubbooyinka waxaa ka dhacay weerar culus kaasi oo faahfaahin laga helayo.
Weerarkan oo isugu jira Qaraxyo iyo Kamiin waxey ciidamada Mujaahidiinta la beegsadeen kolanyo isugu jirta Saliibiyiinta Mareykanka iyo kuwa Ridada Bangarafta.
Howlgalkan waxa uu ka dhacay agagaarka deegaanka Baarsanguuni waxa uuna sababay khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed oo soo gaartay kolanyada Saliibiyiinta iyo kuwa Murtadiinta.
Kolanyadii weeraradan lala beegsaday ayaa iyagoo sita dhimashada iyo dhaawacyada tiro askartooda ah waxey dib ugu laabteen goobtii markii hore ay kasoo baxeen.
Weeraradan ayaa kusoo aadaya xilli Maalin ka hor qarax ka dhacay duleedka Kismaayo lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsanaa maamulka Ashahaado la dirirka isku magacaabay Jubbo-land.