Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro isugu jira qaraxyo iyo Kamiino oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo ee Wilaayada Jubbooyinka.
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa weeraradaasi la beegsaday kolanyo isugu jirta Saliibiyiinta Mareykanka iyo maleeshiyaatka Ridada Bangarafta oo ah maleeshiyaat si gaar ah u tababaratay dowladda Saliibiyadda Mareykanka.
Inta la xaqiijiyay weeraradaasi waxaa lagu dilay Shan askari oo ka tirsan Bangarafta waxaa ku dhaawacmay Afar kale oo isla Ridada Bangarafta ah kuwaasi oo la xaqiijiyay iney dhaawacyadooda culusyihiin.
Dhowr jeer ciidamada Mujaahidiinta weeraro ay ka fuliyeen duleedka Magaalada Kismaayo waxey ku dileen askar iyo saraakiil isugu jirta Saliibiyiinta Mareykanka iyo kuwa Ridada Bangarafta.
Calamada.com