Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey gudaha degmada Afgooye ka fuliyeen howlgal qorsheysan kaasi oo xog dheeraad ah laga helayo.
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa howlgalkan ku dilay askari ka tirsan maleeshiyaatka dowladda Ridada kaasi oo ay ka toogteen qeybaha sare ee jirka waxa uuna ugu dambeyntii ku baqtiyay isla goobtii lagu toogtay.
Askarigan Murtadka ah ee ciidamada Mujaahidiinta ay ku dileen gudaha degmada Afgooye ayaa caan ku ahaa dhibaateynta dadka shacabka ee ku dhaqan degmadaas.
Dilkan ayaa kusoo aadaya xilli ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay sii kordhiyeen beegsiga ay ku hayaan saraakiisha iyo askarta dowladda Federaalka.
Calamada.com