Fagaara weyn oo ku yaala Wilaayada Islaamiga Hiiraan ee bartamaha dalka Somalia waxaa ka dhacay Xad ka mid ah Xuduuda Allaah.
Xadkan oo ah Xaddu Riddah waxaa lagu fuliyay Saddex Murtad oo isugu jirta Jawaasiis iyo askar ka tirsan kooxda Ridada Somaliya.
Saddex-da Murtad ee Xadkan lagu fuliyay ayaa lagu kala magacaabi jiray.
1-Cabdi Qaadir Xasan Aadam oo 25-jir ah waana Jaajuus u adeegayay dowladda Ridada.
2-Cabdi Caziiz Axmed Maxamuud oo 28-jir ah waana Jaajuus u adeegayay dowladda Ridada.
3-Faarax Cali Jibriil oo 29-jir ah waana askari ka tirsan maleeshiyaatka Murtadiinta ee ku sugan degmada Maxaas ee Wilaayada Hiiraan.
Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Xadka.
Calamada.com
dadka musliiinta murtadkii ka horleexaan waayo masiirkiisa waa kaas