Wararka ka imaanaya Xad beenaadka u dhaxeeya Kenya iyo Somalia waxey sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax xoogan.
Qaraxan oo lala beegsaday ciidamada dowladda Saliibiyadda Kenya ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanada Libooya iyo Kulan oo ka mid ah deegaanada gumeysiga ku jira ee Kenya xooga ay kaga heysato Somalia.
Qaraxa ayaa haleelay gaari Taw ah oo ay la socdeen askarta Saliibiyiinta Kenya halkaasi ayuuna gaariga ku burburay.
Sidoo kale qaraxan waxaa baqti iyo dhaawac ku noqday askartii Saliibiyiinta Kenya ee gaariga Taw-ga ah la socday waxaa askartaas goobta ka daabushay diyaarad Elecobtar ah.
Qaraxan ayaa kusoo aadaya xilli Saacadihii lasoo dhaafay Shiishyahanada Shabaabul Mujaahidiin ay toogasho ku dileen askari Kenyaati ah kaasi oo ku sugnaa deegaanka Ceelwaaq2 ee Kenya gumeysato.
Calamada.com