Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Cudur Halis Ah Oo Kusii Faafaya Dalka Shiinaha.
  • Allposts
  • Warar

Cudur Halis Ah Oo Kusii Faafaya Dalka Shiinaha.

January 27, 2020

Dhawaan uun bay ahayd kolkii caalamku ku war helay Virus cusub oo ka dillaacay waddanka shiinaha.

Fayruskan cusubi wuxuu ka dillaacay magaalo ku taalla badhtamaha waddanka shiinaha oo lagu magacaabo Wuhan, cudurkan oo si wayn u saameeyay waddanka shiinaha ayaa durbadiiba waxaa la joojiyay dabbaaldegyadii ay dawladda mushrikiinta ee jaynuhu ugu dabbaal degayaan sanadkooda tirsiga dayaxa ama lunar-ka.

Waxaa la karantiilay dadka ku dhaqan magaalooyin dhowr ah si aan fayrasku ugu dhax faafin Fayraskan oo dhakhaatiirta iyo khuburada caafimaadku ay sheegeen in lagu kala qaadayo neefsashada iyo taabashada meel Fayrusku gaadhay iyadoo aanay waxba kaa xigin.

Waxaa illaa hadda u dhimatay tobanaan ruux halka 1300 oo qofna la sheegay in cisbitaallada la dhigay oo ay dhibbanayaal u yihiin Fayraskan khatarta ah, Waxaa xusid mudan magaalooyinka bandowga la saaray ee la karantiilay in ay kunool yihiin illaa afartameeyo milyan oo qof.

Dadka tareennada raacaya ayaa sidoo kale waxa ay isticmaalayaan suufka lagu daboolo afka iyo sanka si aanay u qaadin Virus-kan, Magaalada Wuhan ee badhtamaha shiinaha ayaa markii ugu horreysay lagu arkay cudurkan dhammaadkii Decembar ee sannadkii tagay 2019. Wuhan ayaa sidoo kale dalbatay in degdeg looga hirgaliyo cisbitaal weyn taas oo wararka qaar ay sheegayaan in la hirgeliyay cusbitaal muddo lix cisho ah gudahood, dhakhtarkaas oo qaadi doona illaa kun beeshin. Magaallada Wuhan waa xarunta gobolka hubei ee shiinaha, gobolkaas oo ku caan ahaa cimilo qabow xigeen ah iyo mararka qaar dalxiiska.

Astaamaha corona-ha waxaa kamid ah: duuf sanka ka dareera, madax xanuun, qufac iyo sidoo kale qandho daran. xummadda saa’idka ah awgeed oo lagu garan ogyahay cudurkan ayaa waddamada qaar ay ku xidheen goobaha laga duulo qalab sheegaya heerkulka jidhka qofka si loo ogaado dadka ka imaanaya shiinaha in ay qabaan cudurkan iyo inkale. Waxa sidoo kale isasoo taraya wadamada lagu arkayo kiisas dhif ah oo coronavirus-ku saameeyay.

Wadamada lagu arkey waxa kamid ah Thailand, Japan, Koonfurta kuuriya iyo Mareykanka. Isku soo wada duuboo cudurkan ayaa la aamminsan yahay in ay u sabab ahayd cunitaanka xayawaan qaba fayraska coronaha. Lama yaqaan saamaynta halka uu ku dambayn doono cudurkan cusub ee aan loo hayn ka hortag iyo daaweyn toona.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaallo Iyo Qaraxyo Lala Beegsaday Askarta Dowladda Federaalka.
Next: Cabdi Sheebal Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho+Xog Dhameystiran.

Related Stories

Ciidanka Kenya Oo Toogasho Ku Dilay Qof Soomaali Ah.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Kenya Oo Toogasho Ku Dilay Qof Soomaali Ah.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.

April 22, 2026
Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada