Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Abuu Muscab ” Duullaan kuma nihin reer gaar ah, Qofkii cadawga soo raaca isaguu ku xukum yahay” Dhageyso.
  • Allposts
  • Warar

Abuu Muscab ” Duullaan kuma nihin reer gaar ah, Qofkii cadawga soo raaca isaguu ku xukum yahay” Dhageyso.

September 3, 2022

Taliska ciidamada Xarakada Al-Shabaab ayaa markii ugu horreysay ka hadlay dagaallada gobollada Hiiraan iyo Galguduud ku dhex maraya iyaga iyo maleeshiyaatka Macawiislayda oo ah maleeshiyo beeleed ay abaabushay DF iyo ciidamada shisheeye ee taageerada u ah.

Afhayeenka ciidamada Al-Shabaab Sheekh Cabdicasiis Abu Muscab oo qabtay shir Jaraa’id ayaa sheegay in cadawgoodu uu mar walba tijaabiya farsamo uu doonayo in uu ku hagardaameeyo ku dhaqanka Shareecada Islaamka ee ka jirta qaybo kamid ah wadanka, taas oo ay kamid tahay abaabulka iyo hubaynta maleeshiyaad beeleedyo kadibna u adeegsado dagaalka shareeca la dirirka ah, isagoo taas ku tilmaamay farsmo duug ah oo uu cadawgu boqolaal jeer soo tijaabiyay balse uu dhamaantood ku soo fashilmay.

” Annagu hadii aan nahay ciidanka Xarakat Asha-Shabaab Al Mujaahidiin, waxaan har iyo habeen u taaganahay, kulaylka iyo dhaxanta ugu dulqaadanaynaa, dagaalka cadawga iyo rasaastiisa ugu heellanahay, waa inaan Ilaahay diintiisa ku difaacno. Waa inaan dhulka Muslimiinta ee ay gaaladu gumaysato ka xoreyno, waa in Shareecada Islaamka dalka iyo dadka lagu dhaqo, waa in Kalimadda Ilaahay ay kor ahaato, kalimada Gaaladuna hoos ahaato” Ayuu yiri Abu Muscab.

Isagoo hadalkiisa sii wata waxaa uu yiri: “Waxaan dhamaan qabaa’ilka Soomaaliyeed u sheegeynaa, anagu duullaan kuma nihin reer gaar ah iyo deegaan gaar ah. Raggaas waxaan nahay dhiigooda u huraya sidii aan Gaaladaas dalka uga saari lahayn, Shareecaduna u talin lahayd. Reer walba, juffa walba iyo qoys walba oo go’aansada inuu cadawgaas safkiisa biiriyo, hubkana u qaato inuu la dagaalamo Mujaahidiinta, garabna u noqdo gaaladaas dalka iyo diinka ku soo duushay, xukunka Ilaahay ee Kitaabka ku qorani waa cadyahay.

قال تعالى (ا أيها الذين آمنوا لا تتخذوا اليهود والنصارى أولياء بعضهم أولياء بعض ومن يتولَّهم منكم فإنه منهم إن الله لا يهدى القوم الظالمين)

Wuu sii hadlay oo waxaa uu yiri ” Qof walba oo cadawgaas soo raaca isaguu noola mid yahay. Magaciisu muhiim nooma aha, ama macawiisleey haloo bixiyo ama shaatileey haloo baxsho. Qofkii Gaaladaas iyo maamulladaas ridada ah soo raaca iyaguu ku xukun yahay.

Waxaan ognahay reeraha uu cadawgu u bandhigay qorshahaas, waxaan ognahay kuwa iska diiday, waxaan ognahay ku qaatay mashruucaas shareecada la dirirka ah, waxaan ognahay meesha qorshayaashaas lagu abaabulayo, waxaan ognahay siyaasiyiinta ridada ah ee abaabulaysa, waxaan ognahay odayaasha ku lugta leh, waxaan ognahay kuwa dhaqaalaha ku bixinaya. Waxaan leenahay ka jooga oo ka tawbad keena. Ha noqonine xaabo ay gaaladu ku shido colaada ay ka hurinayso dalkaan Soomaaliyeed ee Muslimka ah”.

Halkan Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id Ee Sheekh Abuu Muscab.

https://calamada1.com/wp-content/uploads/2022/09/ShAbu-Muscab-7-Safar-1444H.mp3

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weerar Gaadiid Lagu Gubay Oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.
Next: Inka Badan 20 Isugu Jirta Saraakiil iyo Askar Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Duleedka Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri

June 13, 2026
Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.

June 13, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.

June 13, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada