Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Abuu Muscab: Ma Jirto Wax Duqeyn Ah Oo Loo Geystay Mucaskaraatka Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Abuu Muscab: Ma Jirto Wax Duqeyn Ah Oo Loo Geystay Mucaskaraatka Mujaahidiinta.

November 21, 2017

Xarakada Mujaahidiinta AlShabaab ayaa gaashaanka u daruurtay war maanta ka soo baxay taliska ciidamada military-ga Mareykanka ee Africa oo ahaa in duqeyn xagga cirka ah oo ay ka fuliyeen Soomaaliya ay ku dileen in ka badan 100 askari oo ka tirsan Xarakada Al-Shabaab.

Sheykh Cabdi Casiis Abuu Muscab, Afhayeenka ciidanka ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo la hadlay Idaacadda Andalus ayaa beeniyey hadalka ka soo yeeray dowlada Mareykanka ee ah in ay beegsadeen Mucaskar ay Mujaahidiintu leeyihiin, kuna dileen in ka badan 100 askari.

“Warka ka soo yeeray dowlada saliibiyada Mareykanka waa been aan sal iyo raad midna lahayn. Ma jirto wax duqeyn ah oo lagu beegsaday Mucaskaraatka Mujaahidiinta, mana jiro xitaa hal Mujaahid oo ay beegsadeen diyaaradaha Mareykanka” ayuu yiri Sh. Abuu Cabdi Casiis Abuu Muscab.

Sheykh Abuu Muscab ayaa sheegashada dowlada Mareykanka ku tilmaamay mid lagu daboolayo fashilkii iyo guuldarooyinkii amni ee Mareykanka iyo xulifadiisa ka soo gaaray hardanka ka socda Soomaaliya si gaar ah caasimadda oo dhawaan Mareykanka uu muwaadiniintiisa ku amray in ay isaga baxaan.

Taliska ciidamada Military-ga Mareykanka Africa ee loo yaqaano AFRICOM ayaa war saxaafadeed uu maanta soo saaray ku sheegay in ay duqeyn xagga cirka ah ka fuliyeen deegaan qiyaas ahaantii 125 mile u jira magaalada Muqdisho ayna halkaas ku dileen in ka badan 100 askari oo ka tirsan ciidamada Al-Shabaab.

Mareykanka ayaa dhowrkii bilood ee ugu dambeeyey kordhiyey duqeymaha xagga cirka ah ee uu ka fulinayo Soomaaliya, waxaana uu inta badan beegsanayey bartilmaameedyo aanan sugneyn iyo kuwa uu shaki ku jiro taas oo mararka qaar keeneysay in qasaare uu soo gaaro dadka shacabka ah.

Duqeyntii ugu dambeysay ee diyaaradaha Mareykanka ay ka fuliyeen Sh/hoose waxay ahayd mid lagu beegsaday ugu yaraan saddex ruux oo beeraley ah oo diyaaradaha Mareykanku ay u maleeyeen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab.

Inkastoo hadda ay sheegayaan in gantaallo dhowr ay ku beegsadeen Mucaskar ay leeyihiin dagaalyahanada A-Shabaab, taliska ciidanka ee Xarakadana uu beeniyey sheegashadaas waxaanan ilaa hadda la ogeyn haddii duqeyntaas ay beegsatay dad shacab ah iyo haddii ay beegsatay xeryo laga guuray.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Robert Mugabe Oo Ugu Dambeyntii Isaga Tagay Xilka.
Next: Faahfaahin Laga Helayo Weerar Ka Dhacay Duleedka Ceelwareegow.

Related Stories

Maleeshiyo Hubeysan Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Degmada Marka.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyo Hubeysan Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Degmada Marka.

August 24, 2026
Howlgal Sarkaal Ciidan Lagu Dhaawacay Oo Ka Dhacay Beledweyne.
  • Allposts
  • Warar

Howlgal Sarkaal Ciidan Lagu Dhaawacay Oo Ka Dhacay Beledweyne.

August 24, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -11-Rabiicul-awal-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -11-Rabiicul-awal-1448-Hijri.

August 24, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada