Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Dagaal Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Boosaaso.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Dagaal Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Boosaaso.

October 9, 2017
Af-Urur Raid

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey dagaal culus ku qaadeen saldhig maleeshiyaatka maamulka gaala raaca Puntland ay ka sameysteen duleedka magaalada Boosaaso.

Saldhigan la weeraray waxa uu sidoo kale ahaa Bar Kontarool,waxaa halkaasi ka dhacay dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

Dagaalka markii muddo kooban socday ayeey maleeshiyaatka maamulka gaala raaca Puntland bilaabeen iney isaga cararaan saldhiga waxaana gacan ku heynta saldhiga la wareegay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin.

Intii dagaalka uu socday waxa magalaada Boosaaso kasoo baxay gaari ciidan oo ay la socdeen maleeshiyaatka Puntland kuwaasi oo gurmad u ahaa maleeshiyaatka Ashahaado la dirirka ee lagu weeraray saldhiga ku yaala duleedka magaalada Boosaaso.

Gaariga ay la socdeen maleeshiyaatka Gurmadka ah ayaa inta uusan soo gaarin saldhiga waxaa weerar dhabba gal ah u dhigay ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Maleeshiyaatkii la socday gaarigaasi oo si lama filaan ah ula kulmay rasaas kaga imaaneysa dhowr jiha ayaa gaariga iska wada tuuray waxaa jirta tiro dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaartay askarta Puntland ee kamiinka loo dhigay.

Darawalkii ka xeynayay gaariga ciidan oo kaligiis kusoo haray gudaha gaariga ayaa goobta kala cararay gaariga waxaana uu gaaray magaalada Boosaaso iyadoo aysan jirin wax maleeshiyaatka Puntland ah oo la soo laabtay gaariga marka laga reebo darawalka gaariga ka xeynayay.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay in dagaalka ka dhacay saldhiga iyo Kamiinka loo dhigay gaarigii ay lasocdeen maleeshiyaatka gurmadka ahaa lagu dilay Todobo askari lagulana dhaawacay Kow iyo Toban askari oo gabi ahaantooda ah maleeshiyaatka Puntland kuwaasi oo badankoodu ah maleeshiyaatka Weerarka dhabba galka ah loo dhigay.

Dagaalkan xalay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay kula wareegeen gacan ku heynta saldhiga duleedka  magaalada Boosaaso waxa uu kusoo aadayaa xilli dhowr Bilood ka hor dagaal ka dhacay deegaanka Af-urur ee duleedka Boosaaso lagu dilay inka badan Lixdan askari oo ah maleeshiyaatka Ashahaado la dirirka Puntland.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Waziir Ka Tirsan Dowlada Tuunis Oo Geeriyooday.
Next: Dhageyso Faahfaahin Laga Helayo Weerar Ka Dhacay Degmada Wadajir.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026
Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.

June 16, 2026
Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada