Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Faahfaahinno Laga Helayo Howlgallo Askar Badan Lagu Dilay.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Faahfaahinno Laga Helayo Howlgallo Askar Badan Lagu Dilay.

December 22, 2022

Xogo faahfaahsan oo dheeraad ah ayaa laga helayaa weeraro isugu jiray dhabbo-gal, qaraxyo, iyo howlgal gaar ah oo ka kala dhacay gobolka Gaarissa iyo wilaayaadka dhaca koonfurta Soomaaliya,

Weerarka hore oo kammiin ahaa si gaar ahna kaga dhacay waddada dheer ee isku xirta magaalooyinka Gaarissa iyo Burraa waxay Mujaahidiintu ku dileen ugu yaraan 2 askari oo Kenyaati ah, halka sidoo kalena ay ku dhaawacmeen 2 askari oo kale, waxayna Mujaahidiintu weerarkan kusoo ghaniimeysteen qori iyo booshkiisa, iyagoo dab qabadsiiyay gaari Kooyal ah oo ay lahaayeen Booliska saliibiyiinta Kenya.

Dhanka kale waxaan helnay magacyada qaar ka mid ah maleeshiyaadka Riddada ee maanta lagu dilay qaraxii aadka u xoogganaa ee ay Mujaahidiintu ka fuliyeen duleedka degmada Balcad ee wilaayada Sh/dhexe, kaas oo lala eegtay sarkaal sare oo ka tirsanaa saraakiisha Riddada.

Sarkaalka weerarkaasi lagu beegsaday Allaah fadligiina lagu khaarajiyay waa C/Rashiid Cali Lugeey oo caan ku ahaa (Cabdi Maleyko). (2) Yaasiin Cali Xasan duful oo isagana ahaa askari murtad ah waxaa la xaqiijiyay in uu ku dhintay qaraxii maanta, waxaa sidoo kale maleeshiyaadka la dilay ka mid ahaa  Abuukar Maxamed Cabdulle iyo Cabdicasiis Cumar Raage Yoontooy.

Maleeshiyaadka qaraxaasi ku dhaawacmay waxay kala ahaayeen (1) Nuur Ciise oo ahaa askari (2) Mahad Faraweyne iyo (3) Buush Maxamuud Gandhow.

Dhanka kale waxa tafaasiil dheeraad ah laga helayaa qarax barakaysan oo maanta ka dhacay duleedka deegaanka Al-kowthar, qaraxaasi waxay Mujaahidiintu la eegteen gaari C/bile ah oo uu leeyahay taliyaha maleeshiyaadka Booliska Riddada Hirshabelle murtadka lagu magacaabo Xasan Dhicisow Xasan waxaana inta la hubiyay ku dhaawacmay 5 askari oo kamid ahaa ilaalada taliyaha booliska Hirshabelle.

Howlgal gaar ah oo ciidamada Mujaahidiintu galabta ka fuliyeen duleedka magaalada Muqdisho gaar ahaan Weedow waxay ku khaarajiyeen Muxammad Nuur Yarow oo ka mid ahaa ergada soo dooratay xildhibaanada kooxda Riddada Soomaaliya ee laga soo doorto dhanka maamulka K/galbeed.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -28-05-1444 Hijri
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -29-05-1444-Hijri

Related Stories

Akhriso Xogta Weeraro Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqdeen Saraakiisha Iyo Maleeshiyada Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Weeraro Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqdeen Saraakiisha Iyo Maleeshiyada Gurguurte.

June 1, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-12-1447-Hijri

May 31, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-Dulxijah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-Dulxijah-1447-Hijri

May 31, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada