Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Labo Degmo Oo Lala Wareegay Iyo Diyaarado Lagu Soo Riday Afghanistan.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Labo Degmo Oo Lala Wareegay Iyo Diyaarado Lagu Soo Riday Afghanistan.

July 24, 2017

Wararka ka imaanaya dalka Afghanistan waxey sheegayaan in saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan si buuxda ula wareegeen labo degmo istiraatiiji ah oo kala dhaca Bartamaha iyo Waqooyga Afghanistan.

Labadan degmo ayaa lagu kala magacaabaa Lawlash iyo Taywara oo ka kala tirsan gobalada Faryab iyo Gowr ee dalka Afghanistan.

Dagaaladii cuslaay ee ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ay ku qabsadeen labadan degmo ee istiraatiijiga ah waxaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday Lix Boqol Konton iyo Siddeed askar iyo saraakiil gabi ahaantooda ah kuwa maamulka daba dhilifka Kaabul.

Dhanka kale ciidamada Difaaca Cirka Imaarada Islaamiga Afghanistan waxey saacadihii lasoo dhaafay dhulka soo dhigeen Saddex Diyaaradood oo noocyada dagaalka ah kuwaasi oo lagu kala soo riday Bartamaha iyo Waqooyga dalkaasi.

Labo ka mid ah diyaaradahan oo lagu soo kala riday agagaarka garoonka diyaaradaha Bagram ee gobalka Barwan iyo duleedka magaalada Khan Abaad ee gobalka Qunduuz waxaa iska leh ciidamada Nasaarada Mareykanka.

Soo riditaanka Labadaan diyaaradood waxaa sidoo kale dhimasho iyo dhaawac ku noqday saraakiil iyo askar American ah oo la socday diyaaradahaasi.

Diyaarada Sadexaad waxaa iska leh maamulka daba dhilifka Kaabul waxaana lagu soo riday duleedka degmada Taywara oo ka tirsan gobalka Gowr ee bartamaha dalka Afghanistan.

Diyaaradan xilligii lasoo ridayay waxey ku howlaneed duqeyn ay ka waday degmada Taywara oo maalintii shalay ay si buuxda ula wareegeen ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islamaiga Afghanistan.

Diyaaradahaan lagu soo kala riday Waqooyga iyo Bartamaha Afghanistan waxey isugu jiraan labo Elecobtar ah iyo mid Rakaab ah oo askarta iyo sahayda ay ku qaataan ciidamada Nasaarada Mareykanka.

Dhanka kale war rasmi ah oo kasoo baxay afhayeenka Imaarada Islaamiga Afghanistan Sheekh Dabiixullaahi Mujaahid Allaah ha dhorwa waxaa lagu cadeeyay in saacadihii lasoo dhaafay inka badan Labo Kun ruux oo qoysas Muslimiin ah kuna dhaqan deegaano ka tir gobalka Gowr iyagoo wata hubkooda ay si toos ah ugu biireen ciidamada Mujaahidiinta waxey Beyco kula galeen amiirul Mu’miniin Sheekh Heybatullaah Xafidahullaah difaaca diinta Islaamka iyo la dagaalanka gaalada soo duushay iyo kuwa dabo dhilifka ah ee garab siinayo Americanka ku duulay dalkaasi.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weerar Gaari Dagaal Lagu Gubay Oo Gedo Ka Dhacay.
Next: Dhageyso Darsiga(13)aad Ee Kitaabka Asaasiyaatu Diin.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -01-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -01-01-1448-Hijri

June 15, 2026
Ku Dhawaad 30 Qof Oo Ku Dhintay Shil Ka Dhacay Gudaha Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad 30 Qof Oo Ku Dhintay Shil Ka Dhacay Gudaha Itoobiya.

June 15, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -29-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -29-12-1447 Hijri.

June 15, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada