Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Warsaxaafadeedka Taliska Ciidanka Ee Cagmarinnada Saldhigyada Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Warsaxaafadeedka Taliska Ciidanka Ee Cagmarinnada Saldhigyada Sh/dhexe.

February 20, 2025

Taliska ciidamada ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa goordhow soo saaray warsaxaafadeed rasmi ah, kaas oo uu taliska ciidanku kaga hadlay weeraradii cagmarinta ahaa ee saaka ciidamada mujaahidiintu kula wareegeen gacan ku haynta ilaa 4 deegaan oo kala ah Ceel Cali Axmed, Daaru-nicma, Cali Fool-dheere iyo Al-kowthar ee Sh/dhexe.

Warsaxaafadeedka kasoo baxay taliska ciidanka mujaahidiinta ayaa u qornaa sida tan.

‘Cagmarinta Saldhigyada Murtadiinta ee Shabeellada Dhexe’

“21 Shacbaan 1446H (20 February 2025) – Aroornimadii Khamiista taariikhduna ku beegnayd 21 Shacbaan 1446H (20 Febraayo 2025) waxay ciidamada Mujaahidiinta oo Allaah kaashanaya weeraro cagmarin ah kula jarmaadeen saldhigyada maleeshiyaadka riddada ay ku lahaayeen deegaannada kala ah, Ceel-Cali-Axmed, Cali-Fooldheere, Daarunicma, iyo deegaanka Al Kowthar oo dhammaantood ka wada tirsan Wilaayada Islaamiga ee Shabeellada Dhexe.

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa Allaah fadligiis dhawr jiho weeraro qorsheysan uga qaaday saldhigyadii ay ku sugnaayeen cadawga Allaah. Dagaallo saf ballaaran ah kadib, Mujaahidiintu waxay – Allaah fadligiisa – si buuxda gacanta ugu dhigeen dhamaan saldhigyadii murtadiinta ee la weeraray, waxaana halkaas cadawga lagu gaarsiiyay khasaare lixaad leh oo dhimasho iyo dhaawac isugu jira.

Waxaa sidoo kale maleeshiyaadka murtadiinta laga qabtay maxaabiis dagaal kuwaasoo ay hadda gacanta ku hayaan Mujaahidiinta. Allaah fadligiis, waxay Mujaahidiintu sidoo kale gacanta ku dhigeen dhamaan agabkii iyo saanaddii ciidan ee taallay saldhigyada murtadiinta ee la weeraray oo ay ku jiraan gawaarida loo yaqaano tikinikada ee qoryuhu ku rakibanyihiin.

Wixi faafaahin ah ee ku saabsan weeraradan barakeysan dib ayaan kasoo gudbin doono insha-Allaah.”

Halkan Ka Degso Warsaxaafadeedka Taliska Ciidanka Mujaahidiinta.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Cagmarintii Daaru-nicma.
Next: Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Dagaal La’aan La Wareegay Ceel-baraf Iyo Caadley.

Related Stories

La-taliyihii Hore Ee Amniga Gurguurte Oo Sheegay In Ciidanka AUSSOM Aysan Sii Joogi Karin Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

La-taliyihii Hore Ee Amniga Gurguurte Oo Sheegay In Ciidanka AUSSOM Aysan Sii Joogi Karin Soomaaliya.

July 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -13-Safar-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -13-Safar-1448-Hijri.

July 27, 2026
Wasiir Hore Oo Saadaaliyay In Mujaahidiintu La Wareegi Doonaan Somalia Haddii AUSSOM Baxdo.
  • Allposts
  • Warar

Wasiir Hore Oo Saadaaliyay In Mujaahidiintu La Wareegi Doonaan Somalia Haddii AUSSOM Baxdo.

July 27, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada