Laba qarax oo ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen deegaanka Tabeellaha sheekh Ibraahim ee duleedka Muqisho, ayaa lagu beegsaday fariisin ay ku sugnaayeen maleeshiyada murtadiinta, khasaare murtadiinta gaaray ayaa jira.
Sidoo kale, waxay ciidamada Mujaahidiintu qarax ka fuliyeen gudaha magaalada Jowhar ee wilaayada Sh/dhexe, kaasi oo lala eegtay fariisin maleeshiyaadka Riddada ay ku lahayeen meel u dhow Madaxtooyadda Hirshabelle, waxaana ku dhaawacmay 2 askari.
Dhanka Mandheera ee dhulka NFD, Ciidamada Mujaahidiintu waxay dagaal culus oo toos ah ku qaadeen xerada ciidamada Kufaarta Kenya ee deegaanka Sheekh-barrow ee hoostaga degmada Lafeey ee gobolka Mandheera ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya.
Howlgallada ciidamada Mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay fuliyeen waxaa ka mid ah dagaal lagu miray saldhiga maleeshiyaadka murtadiinta ee degmada Buurhakaba ee wilaayada Baay, waxaana halkaas ka dhacay dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.