Faahfaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qarax ah oo ciidamada Mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen deegaanka Buurane ee wilaayada Sh/dhexe, kaasi oo lala eegtay ciidamo Burundees ah oo lugeynayey, waxaana qaraxaasi ku dhintay 4 askari, halka mid kalana uu ku dhaawacmay.
Dhanka Gedo, howlgal qarax ah oo Mujaahidiinta ka fuliyeen gudaha degmada Garbahaarrey ayaa lala eegtay maleeshiyaad iyo saraakiil ka tirsan murtadiinta, waxaana qaraxaasi ku dhaawacmay 4 murtad oo uu ku jiro sarkaal lagu magacaabo Gacmadheere.
Sidoo kale maleeshiyaadka murtadiinta ah ee ku dhaawacantay qaraxaasi waxaa ka mid ah murtad lagu magacaabo Xasan Dhagadheere, waxaa xusid mudan oo la xaqiijiyay in saddex kamid ah murtadiinta dhaawacantay oo uu ku jira sarkaalka uu dhaawacoodu garaab yahay.
Isla Gedo, howlgal qarax ah oo ay Mujaahidiintu ka fuliyeen degmada Baladxaawo ayaa lala eegtay guddoomiye ku xigeenka maamulka Riddada ee Baladxaawo murtad Sugow Cali Barre, waxaa jiira khasaare soo gaaray qaar ka mid ah ilaaladiisa.
Dhanka Sh/hoose, howlgal qarax ah oo ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha degmada Afgooye ayaa lala eegtay maleeshiyaad ka tirsan Riddada, waxaana ku dhaawacmay askari murtad ah oo lagu magacaabo Farey.